Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Yare Cali “Isbitaalka Martiini oo aan tagay waxaa yaala musiibo bin,aadamtinnimo Maydadka ayaa is dul yaala .

Feb: 18/2/2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa qoraal uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo xalay degay hotelka Naasahablood 2 si bari ay uga Qeyb galkaan banaanbaxa..

Feb: 18/2/2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo muwaadiniintiisa jooga muqdisho uga digtay inay Jimcaha ka dheeraadaan Daljirka Daahsoon.

. Feb: 18/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon,…

Posted in WARARKA MAANTA

Waa maxay xiriirka ka dhexeeya saddaqada iyo liibaanta ama guusha?

Muqdisho | QOL | February 18 2021–Haddii aad taqaan macnaha Qur’aanka  waxa aad ogtahay in xukunka sharciga…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha Caalamka oo ka hadashay heshiiskii Baydhabo

Muqdisho | QOL | February 17 2021–War-saxaafadeed Wadajir ah oo ay soo saareen beesha caalamka ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo G/Banaadir

Muqdisho | QOL | February 17 2021– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday isku soo baxyada

Muqdisho | QOL | February 17 2021–Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada wasaaradaha qaabilsan ka hortagga Cudurka Cronaviur…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay kulankii Midowga Musharixiinta & Beesha Caalamka?

Muqdisho | QOL | February 17 2021–Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta kulan khadka Internet-ka kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaska hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un oo markii ugu horreysay lagu arkay meel fagaara ah muddo sanad ah kadib

Feb 17 /2/2021 Xaaska hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa markii ugu horreysay lagu arkay meel fagaara…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan sheikh : Nimankan dowladnimada ayey ku dheeleen Taliyeyaashii ciidamada oo leh Corona ha la iska jiro, war taliye ciidanow maxaa Corona kaa galay

Feb 17 /2/2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga fal-celiyey hadalkii galabta…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale

Feb 17 /2/2021 Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan…

Posted in WARARKA MAANTA

Roobka macmalka ah ee Shiinaha oo walaac ku haya Dalka India

Feb 17 /2/2021 Magaalada Beijing waxay ka mid tahay magaalooyinka hawadooda ay ugu wasakhda badan yihiin caalamka….