Category: WARARKA MAANTA
Magaalada Kagara ee waqooyiga- Nigeria oo koox hubeysan ay ka afduuteen arday
Feb 17 /2/2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kagara oo ku taalla waqootiga-dhexe ee dalka Nigeria ayaa sheegaya…
Xundubey “ Wax banan bax ah oo nala so ogeysiyay malahan wan kadigeyna iney Bulshada isku Timaado
Feb 17 /2/2021 Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda…
Puntland oo sheegay in ay qabatay qaraxyo laga fulin lahaa Boosaaso iyo dhagar qabayaashii..
Feb /2/2021 Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka Puntland ay qabteen qaraxyo la doonayay…
Dowladda federaalka Soomaaliya oo soo rogtay amar ku aadan isku socoda,. Xili banaanbax lagu balansan yahay..
feb /2/2021 Xili maalinta Jimcaha ah lagu wado in uu dalka ka dhaco banaanbax wayn oo looga…
beesha caalamka oo soo dhoweysay ku-dhawaaqistii Guddiga Farsamada ee matalaya Dowladda Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah..
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan ku-dhawaaqistii 16kii Febraayo ee ahayd in Guddiga Farsamada ee…
Wiil Dhalinyaro ahaa oo lagu dilay Muqdisho & faah faahin kasoo baxeysa
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Dilka Wiilka Dhalinyarada ahaa ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay xaafad…
Ruushka oo xiray dad qorsheeynayay weeraro
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Wakaaladda wararka Ruushka ee TASS oo soo xiganeysa laamaha Amniga Ruushka…
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Madaxweyne Ku-xigeenka Mamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa Maanta oo…
Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle oo fasax la geliyay
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 18aad oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle…
Weerar madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig Ciidan oo ku yaal Gobolka Gedo
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar…
Safiirka Cusub ee Somalia u Magacaawday Masar oo Warqadaha laga guddoomay
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Ilyaas Sheekh Cumar Abu Bakar, Danjiraha dowladda Soomaaliya u qaabilsan dalka…
Midowga Musharixiinta oo ka digay in aan la dhaqan-gelin heshiiska lagu gaaray Baydhabo
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Madaxweynihii hore ee Galmudug kana mid ah Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha…