Category: WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Aqalka sare oo qoraal u diray madaxda dowladda & Dowlad Goboleedyada
Muqdisho | QOL | February 17 2021–Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa…
Maleweshiyad Macawiisley la mid ah oo ka dilaacay Mudug kuwaas oo la Dagaalamaya shabaab.
Wrarka ka imaanaya Deegaanka Jiic-dheere ee Koofurta Mudug isla markaana hoostaga Bacaadweyne waxaa ka dhacay dagaal sababay…
Ciidamada Maraykanka oo ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan
Feb 17/2/2021 Ciidamada Maraykanka ayaa ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan kuwaasoo aan…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.
Feb 17/2/2021 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka…
Dowlada toobiya oo shacabka dalkaas uga digtay in ay qariyaan Maleshiyadka Tigray ee baxsadka ah
Feb 17/2/2021 Saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ayaa shacabka uga digay…
Dad ku dhintay qaboow aad u daran oo ka jira Mareykanka
Feb 17/2/2021 Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, duufaanno wata baraf, roob…
Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.
Feb 17/2/2021 Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka…
Midowga Musharaxiinta oo mar kale baaq u diray hay’addaha Ammaanka
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Midowga Musharaxiinta ayaa ugu baaqay hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya in ay…
100 qof oo maanta laga helay Karoona virus Soomaaliya
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID…
Xoghayaha Guud ee QM iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ugu baaqay siyaasiyiinta wadahadal
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat iyo Xoghayaha Guud ee…
Puntland oo mamnuucday dadka ka soo laabanaya dibadda ee tagaya degaannadeeda
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Jaamac Faarax Xasan oo Maanta Warbaahinta kula…
Maxaa kajira in 30 Ruux Coronavirus ugu dhinteen Isbitaal Martiini?
Muqdisho | QOL | February 16 2021–Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay in…