Category: WARARKA MAANTA
Shiinaha oo dad u xirxiray talaalka been abuur ah oo dhaqaalle badan laga sameeyay
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Shiinaha ayaa tobonaan qof u xirxiray tallaal been abuur ah oo…
Senetor Maxamed Yusuf Xaaji oo Nairobi lagu aasay
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Allaha u naxariistee waxaa maanta gelinkii dambe magaalada Nairobi lagu aasay…
Ra’iisul wasaare Rooble furay shirka Guddiga Farsamada ee Qabanqaabada Shirka Wadatashiga Qaran
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay…
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan horumarinta Isbitaalada
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Wasiirka Wasaraada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Drs Fawziya Abikar Nur iyo…
Midowga Musharaxiinta oo farriin u diray Taliyeyaasha Ciidanka
Muqdisho | QOL | February 15 2021–Midowga Musharaxiinta ayaa faahfaahiyay Mudahaaradka lagu waddo in maalinta Jimcada ah…
Ku dhawaad 100-qof oo laga helay Coronavirus Somali
February 15, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka soo saartay xaaladihii u dambeeyey ee cudurka Coronavirus…
Kulamadii ka socday Garbahaarey oo heshiis hor u dhac ah laga gaaray
February 15, 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in kulamadii ka socday degmada Garbahaarey ay…
Guddoomiye Muudey iyo Lafta gareen oo kulan ku yeeshay Baydhabo
February 15, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la…
WHO oo ka walaacsan dib usoo noqoshada cudurka Ebola
February 15, 2021 Hayadda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa walaac ka muujisay dib usoo labokacleynta cudurka Ebola ee…
Magaalada Naiorbi waxaa ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca Kenya Yuusuf Xaaji
February 15, 2021 Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee…
Rooble oo goordhoweyd magaacabay guddi farsamo oo ka kooban 14 Xubnood oo ka shaqayn doona shirka 15-ka Febraayo..
Axad February 14/2/2021 Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd magaacabay guddi farsamo oo ka…
Baarlamaanka Yurub oo Ugandha ugu baaqay in ay baaritaano lagu sameyo doorashadii dalkaasi
.. Axad February 14/2/2021 Dowladda Uganda ayaa waxaa ay wajahaysa Cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha, kadib markii lagu eedeyey…