Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Caafimaadka Guinea oo sheegay in mar kale laga helay Dalkaasi Cudurka Ebola ..

Axad February 14/2/2021 Ugu yaraan afar ruux ayaa cudurka dilaaga ah ee Ebola ugu geeriyootey wadanka Koonfurta…

Posted in WARARKA MAANTA

12 ka mid ah Turkish-ka ahaa ee afduub ay u heesteen PKK oo madaxa laga wada toogtay Maydkooda God laga helay..

Axad February 14/2/2021 —  Ciidamada Turkiga ee fulinaya howlgalka ka dhanka ah mintidiinta kooxda PKK ee waqooyiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia Oo War Kulul Kasoo Saartay Weerar Ka Dhacay Sacuudiga

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareysay weerar duqeyn diyaaradeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay banaanbaxyo loogaga soo horjeedo Farmaajo

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhowaaqay banaanbaxyo nabadeed oo loogaga…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-RW Rooble oo amray in si deg deg ah loo furo wadada dabka

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo Banaanbax kaga dhawaaqay Muqdisho

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Madaxweyn ihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Misharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay weerar ay qaadeen Kooxda Xuutiyiinta

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay weerar Kooxda xuutiyiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Cusub oo loo Magacaabay degmo ka tirsan Gobolka Banaadir

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa Guddoomiye…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid hanaanka loo dhisay golaha addeega Garsoorka

Muqdisho | QOL | February 14 2021–Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa si cad uga…

Posted in WARARKA MAANTA

Macalimuu “ Go’aanka Isgoyska Dabka lagu xiray wuxuu abuuray culeys dhaqaale dib u eegis deg deg ah ayaa lagu sameynayaa

.. Axad February 14/2/2021  Saacado kadib Markii dhagaxaan waawayn lagu xiray isgoyska Dabka oo muhiim u  ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin u dhashay Mareykanka oo lacag dhan 5 Milyan oo Dolar dhaxal ahaan u siiyay ey uu lahaa, si loogu xanaaneeyo.

Axad February 14/2/2021 Waxaa qaar kamid ah warbaahinta dalka Mareykanka ay aad u hadal hayeen maalmahan arrin…

Posted in WARARKA MAANTA

Biyo la’aan ka jirta deegaan ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya

Axad February 14/2/2021 Shacabka ku dhaqan degmada Xarshin iyo deegaanada hoostaga gobolka Faafan ee Dowlad Deegaanka Soomaalida…