Category: WARARKA MAANTA
Ku dhawad 8 qof oo ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka Tigray.
Sabti: 13/2/2021 gu yaraan 8 qof ayaa ku dhimatay dibadbaxyo rabshado watay oo ka dhacay toddobaadkan gobolka…
xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) oo walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad ee Jawaar Maxamed iyo saddex qof oo la xiran kuwaas oo cunta ka soomay
. Sabti: 13/2/2021 Mas’uuliyiinta ka tirsan xisbiga Oromo Federal Congress (OFC) ayaa walaac ka muujiyay xaaladda caafimaad…
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo digniin u diray Hey’addaha Dowladda
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa digniin…
Maxkamadda ICJ oo gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya oo dooneysay in dib loo dhiga dhageysiga dacwadda kala dhexeysa Soomaaliya.
Sabti: 13/2/2021 Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa gaashaanka ku dhufatay dalab uga yimid Kenya…
Maxkamadda ICJ oo laashay dalabkii Kenya & dowladda Somalia oo ka hadashay
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ra’iisul Wasaare kuxigenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa shegay…
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay kiisas Cusub oo Coronavirus ah
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladahii ugu…
Ciidamo ilaalo ka ah meel aan ka fogayn agagaarka Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Rasaas ku Furay Gaari uu la socday Imaamka Mudullood iyo Wax garad kale..
Sabti: 13/2/2021 Waxaa Goor dhawayd Gaari ay la socdeen Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yusuf iyuoo wax garad…
Dowladda Britain oo shaacisay tirada dadka laga tallaalay COVID-19
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Britain waxaa la sheegayaa in ay dhowdahay inay gaarto hadafkii ay…
Beesha Caalamka oo ka digtay in uu baaqdo shirkii uu iclaamiyay Farmaajo
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha…
Soomaaliya oo deeq bixiyeyaasha Caalamiga kala hadashay arrimo muhiim ah
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur…
Ciidamada dowladda oo fuliyay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Muqdisho | QOL | February 13 2021–Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo…
Gudoomiyaha G.Hiiraan iyo Gudiga Fatahaada Balaweyne Oo Kormeeray Kaliga Waraabole.
Sabti: 13/2/2021 Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeeyte Cismaan iyo Masuuliyeen ka socda maamulka degmada Saraakiisha Ciidamada Dowlada…