Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Ciidanka Booliska oo ka hadlay saddex Haween maydkooda la soo dhigay Degmada Deyniile

Axad February 14/2/2021 Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay saddex Haween oo waaberigii hore…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiran Cali jeyte oo ku sii jeeda degmada Buulo-Burde ee Gobolkaasi Hiiraan.

Axad February 14/2/2021 Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiran Cali jeyte Cismaan iyo Wafdi uu hoggaminayo ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada amaanka oo xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho

Axad February 14/2/2021 Ciidamada amaanka eek a hor taga qaraxyada  ayaa xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir ka furmaya magaalada baydhaba oo ay iskugu imaan doonaan Xubno ka socda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka.

Axad February 14/2/2021 Waxaa Axadda maanta ah lagu wada in magaalada Baydhaba ee gobolka Bay ay isugu…

Posted in WARARKA MAANTA

Degmada Deyniile oo saakay lagu arkay meydadka seddax qof oo dumar ah oo Rasaas lala dhacay.

Axad February 14/2/2021 Wararka ka imaanaya saakay degmada Deyniile ee gobolka Banaadir  ayaa sheegaya in saakay lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha ka soo Jeeda Dhusamareeb iyo Cadaado oo Heshiis hor dhac ah ka gaaray Dagaalkii Xanan-buurre.

Axad February 14/2/2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray Colaadii deegaanka Xanan-buurre….

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawad 7 dhalinyaro Sooamaliyeed oo lagu diley gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika 24 kii saac ee lasoo dhaafay.

Axad February 14/2/2021 Inta la xaqiijiyey 7 dhalinyaro Sooamaliyeed ah ayaa lagu diley a gobolka Eastern Cape…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaari laga soo buuxiyay walxa Qarxa tuulada Cad-Cadeey gobolka Shabeellada Hoose ay ku qabten Ciidamada Danab

Axad February 14/2/2021 Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya ee Danab ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in dagaalamayaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Trump oo ka badbaaday maamuus ka xayuubin

Axad February 14/2/2021 Golaha Senat-ka ee Mareykanka ayaa Sabtidii dambi ku waayay Donald Trump, dacwaddiisii labaad ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka oo is casilay kaddib iyadoo lagu eedeeyay inuu u hanjabay gabar weriye ah.

Axad February 14/2/2021 Ku-xigeenka xoghayaha warfaafinta ee Aqalka Cad, TJ Ducklo, ayaa xilkaasi iska casilay maalin uun…

Posted in WARARKA MAANTA

Senate-ka Mareykanka oo lagu wadaa in ay u codeeyaan in Donald Trump uu mas’uul ka ahaa kicinta Weerarkii Capital Hill

Sabti: 13/2/2021 Mudanayaasha Golaha Senate-ka Mareykanka ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah ay u codeeyaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho oo soo kordhaya

Sabti: 13/2/2021 Ugu yaraan 3 qof ayaa dhintay todobo kalena way dhaawacmeen kadib markii gaari waxyaabaha qarxa…