Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Prof. Samatar “ Dadka Muqdisho waa inay wadaan Banaanbaxa , illaa ninka buurta fuushan iyo kuwa la shaqeysta uu caqliga uu soo noqdo, Dawo Muuqaal

Feb: 18/2/2021 Siyaasiga caanka ah ee Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Dr. Cabdinaasir “ shirkii aan la yeelanay Wakiilada Beesha caalamka is afgarad ayuu ku soo dhamaaday..

Feb: 18/2/2021 Wakiillada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa wada cadaadiska ay saarayaan madaxda Soomaalida ee ku aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

dowladda Kenya oo dhageysiga dacwadda badda ka qeybgeli doonta, qaab fogaan arag ah.

Feb: 18/2/2021 Xilli 15-ka bisha Maarso ee sanadkan 2021 loo ballansan yahay dhageysiga dacwadda badda ee Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Taagerayaasha Musharixiinta oo daabacay ku dhawaad 8.000 kun oo Xabo Sawiro ah sida kheyre, C.C.shakur, Xasan shekh, shekh, sharif, Guled, dhuxulow, C/nasir, sharif Xasan, Geele , Sawiro..

Feb: 18/2/2021 Wrarka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in uu aad u socdo abaabulka banaanbaxa lagu wado…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamada kofiyo Gaduud oo xiray Hotel SYL oo ay dagi lahaayeen kheyre, Guuleed, Geele. Iyo C/raxman C.shakuur..

Feb: 18/2/2021 Ciidamada amaanka gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada ee Koofiyo Casta  ayaa  Xiray Wadooyinka soo gala Madaxtooyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Xalane “ Farmaajo waxa uu ku soo baxay Banaanbaxyo Caruur iyo dumar la kacsho, waana xaq banaanbaxa waana dhacayaa.

.Feb: 18/2/2021 Musharax Xuseen Cabdi Xalane, Wasiirkii hore ee Maaliyada ayaa ka hadlay banaanbaxa lagu wado in…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan shekh iyo shekh sharif oo 4-0 diray Cumar Finish iyo Cali Yare Markii ay xalay ka guureen Hotel Jazera ayna dageen Hotelka Naasa-hablood

.Feb: 18/2/2021 Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed iy Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amisom oo Qarax lagula eegtay inta u dhexeysa deegaanada Danow iyo Golweyn..

Feb: 18/2/2021 Wararka ka imaanaya Gobolka  Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in  qarax nooca miinada lagula eegtay Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyaha Hirshabeelle oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle

Feb: 18/2/2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle  Cabdishakuur…

Posted in WARARKA MAANTA

UK oo ka dalbatay Golaha Amniga in la joojiyo dagaalada ka socda dalal ay Soomaaliya jirto si loo gaarsiiyo talaalka Covid-19

Feb: 18/2/2021 War kasoo baxay dowladda Ingiriiska ayaa waxaa looga dalbaday Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwadiniin u dhalatay Kuuriyada Waqooyi oo lagu soo oogay shirqool ay ku doonayeen inay ku xadaan lacag dhan 1.3 bilyan

Feb: 18/2/2021 Saddex qof oo u dhalatay dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo oogay dembi ah inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Daahir Maxamuud Geelle “ waxaan uga digaynaa saraakiisha iyo ciidamada dowladda, inay ku dhex milmaan howlaha siyaasadeed ee dalka

Feb: 18/2/2021 Kulan xalay Midowg Mushaxiinta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho  ayaa waxay ka soo saareen Digniin…