Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo sanadkan 2022 ku macsalaameysay tijaabinta gantaallo ay ku riday Kuuriyada Koonfureed.

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa saddex gantaal oo kuwa riddada gaaban ah ku riday dhinaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland oo xaqiijiyey in 10 qof ay ku dhinteen magaalada Laascaanood.

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Xarunta xuquuqda aadanaha ee Somaliland ayaa xaqiijiyey in 7 qof ay ku dhinteen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo dhowr gantaal ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine goor dhawayd

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Ruushka ayaa dhowr gantaal ku garaacay magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine, sida ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Baadarigii ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga diinta masiixiga Benedict XVI oo dhintay isaga oo ahaa 95 jir

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Baadarigii ugu sarreeya madhab-ka Catholic-ga ee diinta masiixiga Benedict XVI ayaa dhintay isaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ICJ u dirtay codsi ku aaddan dhulka Falastiin ee Isra’el

Sabti: DECEMBER 31, 2022 Maamulka falastiiniyiinta ayaa soo dhaweeyay codbixin uu golaha guud ee qaramada midoobay kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Kabtanka xulka waddanka Portugal Cristiano Ronaldo oo si rasmi ah ugu biiray kooxda Al Nassr ee Sacuudi Carabiya

Sabti: December 31  2022  Kabtanka xulka waddanka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku biiray kooxda Saudi Arabia ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Liiska 11-ka qof oo geeridoodu ugu saameynta badneyd 2022

Sabti: December 31  2022  Sanadkan dhammaadka ah ee 2022, waxaa dunida ka baxay dad badan oo magac…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Farmaajo oo War kasoo saaray xaalada magaalada Laascaanood iyo dhibaatooyinka ka dhacaya.

Sabti: December 31  2022  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa War kasoo saaray xaalada magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda sare ee Iran oo aqbsashay racfaan uu u gudbiyay qof kamid ahaa dibadbaxyaasha

Sabti: December 31  2022  Maxkamadda sare ee dalka Iran ayaa aqbashay racfaan uu ka qaatay qofka kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Eritrea oo ka baxay labo magaalo oo waaweyn oo katirsan gobolka Tigray

Sabti: December 31  2022  Goobjoogayaal iyo sarkaal Itoobiyaan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

78 suxufi oo Soomaaliya lagu dilay 20-kii sano ee lasoo dhaafay

Sabti: December 31  2022  Ku dhawaad 1,700 oo suxufiyiin ah ayaa lagu dilay caalamka 20-kii sano ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Shariif Sheikh, C.wali gaas, Xasan Cali Khayre, Cumar C.rashiid Cabdikariim Guuleed oo maamulka Somaliland ugu baaqay inuu joojiyo daadinta dhiigga shacabka Laascaanood.

Sabti: December 31  2022  Madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed, Raysal wasaareyaal hore C.wali Cali gaas,…