Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Burhaan Boqor Muuse “Muuse Biixi waxa uu ka wado Laascaanood, lama mahadindoono waxaan leeyahay dadka Xasuuqa kadaa

Sabti: December 31  2022  Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Madaxda dhaqaka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool

Sabti: December 31  2022  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Siciid Deni “Waxaan markale ku celinayaa in dowlada Puntland ay la garab taagan tahay dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn hiil iyo hooba

Sabti: December 31  2022  Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku noqday dhacdooyinkii bahalnimada ahaa ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdikaafi “Markii ugu horreeysay ee aan R/wasaare Xamza khudbadiisa u dhag-raariciyo waxay ahayd markii kooxaha argagixisadu soo weerartay hoteel Dayax….

Jimco, 30 December: [QARANIMO ONLINE] C/kaafi Cabullaahi, oo ka tirsan hormuudka Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa u…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali miyaa jabsatay Twitter-ka suxufiga Piers Morgan oo wareysigii ugu dambeeyay la yeeshay ciyaaryahan Ronaldo

 Khamiis: December 29, 2022 Toddobaadkan waxa la jabsaday barta Twitter-ka uu ku keeyahay Piers Morgan oo ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Itoobiya oo ku wajahan caasimadda gobolka Tigray

Khamiis: December 29, 2022 Waxaa maanta la filayaa in ciidamada federaalka ee Itoobiya ay galaan magaalada Mekelle…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: boqorkii Kubadda Cagta aduunka Pelé oo goor dhawayd ku geeriyooday Dalka Brazil

  Khamiis: December 29, 2022   Pelé, boqorkii Kubadda Cagta, oo ku guuleystay Koobka Adduunka saddex jeer, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Israel oo shaacisay muddada laga yaabo inay ku weerarto xarumaha Nukliyeerka Iran

Khamiis: December 29, 2022  Wasiirka difaaca Israa’iil ayaa Arbacadii hadal weyn oo suurtagalnimsiisa ay ku xiran tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

Serbiyiinta Kosovo oo xannibay waddooyinka ku yaalla waqooyiga Kosovo oo ogolaaday inay billaabaan inay qaadaan jidgooyooyinka

Khamiis: December 29, 2022 Serbiyiinta Kosovo, ee xannibayey waddooyinka ku yaalla waqooyiga Kosovo muddo 19 maalmood ah,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ruushka oo duqeymihii ugu xoogganaa ku qaaday Ukraine tan iyo markii uu dagaalka billowday

Khamiis: December 29, 2022 Magaalooyin ku yaalla dalka Ukraine ayaa waxaa lagu bartilmaameedsaday mowjado gantaallo ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkad laga leeyahay Hindiya oo joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii Uzbekistan ay sheegtay inay ku dhinteen ugu yaraan 18 caruur ah.

Khamiis: December 29, 2022 Shirkad laga leeyahay dalka Hindiya ayaa joojisay soo saarista sharoobada qufaca kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shaqaalaha gargaarka ee gobolka Darfur Suudaan oo sheegay in ugu yaraan 8 qof ay ku dhinteen dagaallo dhexmaray beelo iska soo horjeeda.

Khamiis: December 29, 2022 Shaqaalaha gargaarka ee gobolka Darfur ee dalka Suudaan ayaa sheegay in ugu yaraan…