Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada Somaliland oo shaacisay inay bixineyso magta dadkii lagu laayay saacadihii la soo dhaafay Magaalada Laascaanood

Khamiis: December 29, 2022 Xukuumada Somaliland oo ka hadashay rabshadaha haatan ka socdo magaalada Laascaanood ayaa sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo siwayn u dhaliilay wadooyinka Muqdisho ee Xidhan

Khamiis: December 29, 2022 Siyaasiga C.raxmaan Cabdishakuur oo Madaxwayne Xasan sheikh u magacaabay Ergayga Abaaraha ayaa goor-dhowayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaqaale la’aan soo foodsaartay xarumaha lagu dhaqanceliyo dadka kasoo goosta al-Shabaab Wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ka hadlay

Khamiis: December 29, 2022 Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM oo hirgelisa mashruuca dhaqancelinta dadka kasoo goosta ururrada…

Posted in WARARKA MAANTA

Caasha C/llaahi “Farmaajo wuu ka niyad fiicnaa Xassan, balse Xassan wuxuu haystaa fursad aanu abid helin Madaxweyne kale”

Khamiis, 29 December [QARANIMO ONLINE] Caasha Cabdullaahi Diiriye oo ka mid ah ganacsatada gobolka Banaadir, dhinaca kalena…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo xarigga ka jaraya Akadeemiyada AGA.

Khamiis: 29 December 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dhiggiisa Jabuuti MD Ismaaciil Cumar…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo joojisay qaar kamid ah howlihii ka socday dalka Afganistaan.

Khamiis: 29 December 2022 Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqday in si ku meel gaar ah   loo joojiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqollaal qof oo ka baxsanaya magaalada Kherson ee dalka Ukraine

Khamiis: 29 December 2022 Boqollaal qof oo rayid ah ayaa ka baxsanaya magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal odawaa oo Ka hadlay Sida Laga yeelaayo Ciidamada Laga Keenay Dalka Eriteeriya

Khamiis: 29 December 2022 Taliyaha Ciidanka milatariga General Odawaa Yuusuf ayaa sheegay in ciidanka lagu soo tababaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Cody Gakpo “In badan ayaanu taleefanka ka wada hadalnay” Saxiixa cusub ee kooxda Liverpool

Khamiis: 29 December 2022 Saxeexa cusub ee kooxda Liverpool ee Cody Gakpo ayaa shaaca ka qaaday qaabkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan baabi’iyay shuruudihii da’dahawlgabka ee shaqaalaha Turkiga

Khamiis: 29 December 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii meesha ka saaray shuruudihii da’da hawlgabka, tallaabadaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland oo sheegay inay ugaarsanayaan Kooxda Arsenal

Khamiis: 29 December 2022 Weeraryahanka Kooxda Manchester City Erling Haaland ayaa sii watay xilli ciyaareedkiisii cajiibka ahaa,…

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen Shacabka gobolka Sool

Khamiis: 29 December 2022 Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhaawaca iyo dhimashada ee ciidamada Somaliland ay u gaysteen…