Category: WARARKA MAANTA
C/qaasim oo ka hadlay qarixii Muqdisho baaqna u direy Dowladda
Mogadisho –December 31–2019 | —Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdi Qaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in uu aad…
Madaxweynayaasha Somalia, Kenya & Cuba oo wada-hadlay dhaqaatiirta maqan
Mogadisho –December 31–2019 | —Madaxweynaha dalka Cuba Miguel Díaz-Canel ayaa sheegay in wada-hadallo dhinaca qadka taleefoonka ah…
Madaxweynaha Puntland oo laba arrimood u tegaya Boosaaso
Mogadisho –December 31–2019 | —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maalmaha soo socda waxaa la…
Amaro la dul-dhigey Saraakiil & Ciidamo ka tirsan Dowladda
Mogadisho –December 31–2019 | —Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee qeybta 27aad ee Gobolka Hiiraan Gaashaanle Maxamed…
Xildhibaannada labada Aqal oo kulan Wadajir ah yeelanaya
Mogadisho –December 31–2019 | —Xildhibaannada Baarlamaanka labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maalintii labaad…
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo gaarey Magaalada Dhuusamareeb
Mogadisho –December 30–2019 | —Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu…
Sawiro:-RW Kheyre oo sagootiyey Dhaawacyo loo qaaday Qatar
Mogadisho –December 30–2019 | —Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre iyo xubna ka tirsan guddiga gurmadka…
Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga Dhexe ee Muqdisho
Mogadisho –December 30–2019 | —Saddex maxbuus oo ku xirnaa xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay…
Amniga Magaalada Muqdisho oo Shirka laga yeeshay
Mogadisho –December 30–2019 | —Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa…
Sa’uulo dhowr ah oo laga keenay Warbixintii NISA ee Qarixii Ex-Koontorool
Mogadisho –December 30–2019 | —Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa…
Aqalka Sare oo dood ka leh Xeerka Saxaafadda Soomaaliya
Mogadisho –December 30–2019 | —Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS Ajandaha waxa…
NISA oo dal Shisheeye ku Eedeysay qarixii ka dhacay Ex-Koontorool Afgooye
Mogadisho –December 30–2019 | —kasoo baxay waxaa lagu sheegay in dowlado Shishiiye ay ku lug leeyihiin qarixii…