Category: WARARKA MAANTA
Dowladda Somalia oo Hay’adda Transparency Su’aalo ka weeydiisey Warbixintii musuqa
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha GarsoorkaXasan Xuseen Xaaji ayaa kulan…
SAWIRO:-Wafdi ka socda dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Itoobiya
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda…
SAWIRO:-Shir looga hadlayo Arrimaha Dastuurka oo ka furmayo Baydhabo
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha…
SAWIRO:-Shir looga hadlayo Amniga oo ka furmay Muqdisho
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Shir looga hadlayo amniga iyo xasiloonida guud ee dalka oo…
Turkiga iyo Itoobiya oo ka shiray wada-hadallada DFS & Somaliland
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya waxaa kulan ku yeeshay…
SAWIRO:-Kulanka Golaha Shacabka oo furmay & Wasiirada oo ku sugan
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Waxaa Goordhaw furmay kulankii gaarka ahaa ee Xildhibaannada Golaha Shacabka…
Puntland oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay roobabkii da’ay
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –48-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan dowlad…
Sawiro:-Guddoonka Aqalka Sare & Wakiilada Caalamka oo ka wada hadlay doorashada soo socota
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Guddoomiyaha Aqalka sare ee…
Dad isku qoys ah oo u geeriyooday Guri kusoo dumay
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | –Qoyskaan guriga uu kusoo dumay ayaa deganaa Guri ka sameysan…
Barakac ka bilaawday xaafado ka tirsan Baladweyne
Mogadisho –December 8, 2019 | QOL | – Wararka laga helayo Magaalada Baladwyene ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa…
Duqa Muqdisho “Dib u kabashada Caasimadda ee dhanka amniga iyo kaabeyaasha dhaqaalaha waxa ay rajo gelinaysaa dhallinyaradeenna”
Muqdisho | QOL | Diseembar 7, 2019 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed…
R/Wasaare ku-xigeenka oo soo jeediyey in muddo xileedka DF la gaarsiiyo 7 sano
December 7, 2019 | QOL | Muqdisho – Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed…