Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, abaarihii xilliga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Midowga Africa oo kulan la qaatay Saraakiisha AMISOM

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa ee (AU PSOD) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo qaabilay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaari ay la socdeen Arday oo lagu rasaaseeyay Muqdisho iyo Dhaawacyo ka dhashay

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Gaari ay la socdeen Arday ayaa saaka lagu rasaaseeyay magaalada Muqdisho,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo sheegay inay sii deynayaan Maxaabiista Puntland uga qabteen dagaalkii Tukaraq

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay inay xabsiga ka…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose & Saraakiisha Midowga Afrika oo kulan yeeshay

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Cali Aadan(Najax) ayaa kulan gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka hadlay qarax lagu dilay Sarkaal Ciidan

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa xalay ka hadlay…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in wixii fashil oo Imtixaanka ah uu u gooni yahay Wasiir Goodax

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee maamulka Puntland C/llaahi Maxamed Xassan…

Posted in WARARKA MAANTA

Darawal Mooto Bajaaj oo haweeney fool ah Isbitaal u waday oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho | QOL | May 18, 2019–Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xiligii Sallaada Subax ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta u codeynaya Heshiis Caalami ah

Muqdisho | QOL | May 18, 2019–Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarado dagaal oo xalay duqeymo ka geystey Saldhigyo Al-Shabaab ku leeyihiin Jilib iyo Bu’aale

Muqdisho | QOL | May 18, 2019–Diyaarado dagaal oo loo maleynayo inay leeyihiin Mareykanka ayaa xalay laba…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka Iyo Iiraan Oo Loogu Baaqay Inay Wada Hadlaan

Muqdisho | QOL | May 18, 2019–Madaxa Guddiga Amniga Qraanka iyo Siyaasadda Dibedda ee dalka Iiraan, Hashmatullaahi…