Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Antonio Guterres “Bishii Maarso oo kaliya Soomaaliya waxaa ka dhacay 77 qarax…”

Muqdisho | QOL | May 21, 2019–Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres oo shalay warbixin ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiintii dowladda ee shalay lagu xanibay garoonka Nairobi oo saaka lagu soo celiyay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 21, 2019–Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada…

Posted in WARARKA MAANTA

Google oo Soomaaliya u soo bandhigtay mashruuc internetka lagu gaarsiin karo miyiga iyo goobaha fog

Muqdisho | QOL | May 21, 2019–Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Cabdi Sheekh Axmed, ayaa booqday Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Sirdoonka Imaaraadka Oo Kenya U Adeegsada Carqaladaynta Midnimadda Somalia

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Barlamaanka dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

11 Qof Oo Lagu Dilay Baar Ku Yaalla Brazil

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Ugu yaraan 11 qof ayaa lagu dilay Baar ku yaalla magaalladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab Oo Iska Dhiibay Jubada Hoose Oo La Soo Bandhigay

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo Bandhigtay Sarkaal sare oo ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Shacabka oo maanta cod u qaadaya Sharci muhiim ah oo Xukuumadda soo gudbisay

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaliimo Yareey oo ku baaqday in laga raro Xarunta ay ku leeyihiin Madaxtooyada

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Sare oo dil ku xukuntay Rag lagu eedeeyay abaabulka qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 20, 2019–Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa ku raacday xukunkii dilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Saddex ruux oo loo qabtay gaari Qarxay Muqdisho

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku dhigay  3 ruux oo lagu tuhmaayo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Aqalka Sare Oo Warbixin Ka Dhageystay Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gaalkacyo

Muqdisho | QOL | May 19, 2019–Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefti ballaaran oo uu…