Category: WARARKA MAANTA
Laamaha Amniga Beledweyne oo goob fagaaro ah ku burburiyay waxyaabaha maanka dooriya
Kusimaha Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ahna Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda iyo maaliyada Gobalka Hiiraan Xasan Ibraahim Cabdulle Gudoomiye ku-xigeenka…
Guddoomiye Cali Jeyte oo Aqalka Sare uga warbixiyay howlgallada ka socda Hiiraan
Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay wehliyaan guddoomiye ku xigeenka koowaad Cali Shacbaan Ibraahim…
Abaabulka howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billaawday Shabeellaha Dhexe
Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa billaabay abaabulka inay qeyb ka noqdaan howlgallada ka dhanka…
kalluumeysi la saxiixatay Shirkad Shiines ah
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ahmed Hassan Aaden oo ka duulaya dhiirgalinta maalgashiga…
Hay’adda Qaramada Midoobay oo warbixin ay soo saartay ku sheegtay in abaarta Soomaaliya ka jirta ay saamayn weyn ku yeelatay caafimaadka
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Hay’adda sanduuqa dadweynaha ee Qaramada Midoobay ee loo soo gaabiyo UNFPA ayaa warbixin…
Qorshe la doonayo in dugsiyada qaar ee Koofur Afrika looga sameeyo musqulo ay wada gali karaan wiilasha iyo Gabdhaha
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Koox koofur Afrika ah ayaa bilowday codsiay kaga hortagayaan qorshe ay wadato waaxda…
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo heshiis is-afgarad la saxiixday madaxa shirkadda China Beijing Chaoliang Holiding Mr. JZhuang
Arbaco: NOVEMBER 16, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa…
Wasiirka Gaashaandhiga oo boggaadiyey tallaabo ay qaadeen Golaha Wasiirada xalay
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo war qoraal ah soo…
Ruushka oo beeniyay inuu weeraray dalka Poland
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Gantaalo uu Ruushku ku weeraray dalka Ukraine ayaa ku dhacay magaalo ku taala…
Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland oo dadka ugu baaqay inay is dejiyaan kaddib markii gantaal lagu sameeyay Ruushka uu labo qof ku dilay Dalkaas.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha dalka Poland Mateusz Morawiecki ayaa dadka ugu baaqay inay is dejiyaan…
Sheekh Cusmaan Usuuli oo sheegay in dagaalka lagula jiro Al-shabaab uu yahay mid waajib ah, ganacsadihii lacag siiya Al-shabaab uu danbi ku jiro
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Sheekh Cusmaan Usuuli oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee ku nool dalka…
Madaxweynihii hore ee USA Donald Trump oo ku dhawaaqay musharaxnimadiisa madaxweynaha Mareykanka 2024.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Donald Trump, ayaa tan iyo markii looga adkaaday doorashada 2020-ka waxa uu billaabay…