Category: WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo sheegay inay ka go’an tahay hir-gelinta heshiiska nabadda ee gobolka Tigray
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka…
Biden oo sheegay in aysan ‘macquul ahayn’ gantaal laga soo tuuray Ruushka uu ku dhacay Poland
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Saraakiisha Maraykanka ayaa sheegay in natiijooyinka ugu horreeya ay muujinayaan in gantaalka ku…
Kooxda Al-Shabaab oo beddeshay xeeladdeeda dagaalka, kadib Markii Deegaano badan laga saaray oo dagaalkii looga guuleestay.
Arbaco: NOVEMBER 15, 2022 Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo 2 bil ee la soo dhaafay waysay Deegaano badan ayna…
Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Rwanda oo iska casilay xilkii xildhibaanimo kadib markii isaga khamreysanaa uu gaari kaxeeyay.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Rwanda ayaa iska casilay xilkii xildhibaanimo kadib markii uu…
Golaha Wasiirada Xukumadda Soomaaliya oo caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku ansixiyeen ku-talagalka miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023-ka
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Golaha Wasiirada Xukumadda Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku…
Qaramada Midoobay oo sheegtay in in ka badan 600 oo rayid ah lagu dilay Soomaaliya sanadkan 2022
. Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay khasaaraha sii kordhaya ee dadka rayidka…
Ukraine oo ku eedeysay Ruushka in Dalal Afrikaanka uu ku cadaadinayo inay ka qeybgalaan dagaalka
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wasaaradda arrimaha dibadda Ukraine ayaa ku eedeysay Ruushka in Afrikaanka ku xiran dalkiisa…
Mowjado duqeymo ah oo ka yimid ciidamada Ruushka oo ruxay dalka Ukraine
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Mowjado duqeymo ah oo ka yimid ciidamada Ruushka ayaa ruxay dalka Ukraine, iyadoo…
Ciidamadii maalmo ka hor ka soo baxay magaalada Wabxo oo abaabul Ciidan ka wada Degmada Maxaas ee Duleedka Gobolka Hiiraan Sawiro
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas ay ka socdaan abaabulkii…
Hay’adda laanqeyrta cas oo sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee gargaar dawo ah la gaarsiiyay Gobolka Waqooyiga Itoobiya
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Hay’adda caalamiga ah ee laanqeyrta cas ayaa sheegtay in qeybtii ugu horeysay ee…
Wararka ka imaanaya caawa degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in heshiis Xabad joojin ah oo hor dhac ah laga gaaray
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wararka kia imaanaya caawa degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in…
Nin Falastiini ah oo dilay laba qof oo Israeli ah inta aan isaga la dilin, sida ay sheegeen saraakiisha Israel.
Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Nin Falastiini ah ayaa maanta dilay laba qof oo Israeli ah, oo mid…