Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Amnesty International oo warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya madaxweyne Xasan Sheekh ka codsatay

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda ee Sweden cambaareeyay qaraxii argagixiso ee daraad ka dhacay magaalada Istanbul

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka arrimaha dibadda ee Sweden Tobias Bilstrom ayaa cambaareeyay qaraxii argagixiso ee daraad  ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Suldaan C.naasir jaamaca Seed oo Deeq Xoolaha Gaarsiiyay Ciidamada Daraawishta Galmudug

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Suldaan C/naasir Jaamac Seed ayaa ciidamada difaaca gobolka Mudug ee fadhigoodu yahay degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Toogasho tiro dad ah lagu dilay oo ka dhacday Jaamacada Virginia ee Dalka Maraykanka

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Saddex qof ayaa ku dhintay laba kalena waa ay ku dhaawacmeen toogasho ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxa NATO Jens Stoltenberg oo ka digay in la dhayalsado Ruushka ka dib bixitaanka Gobolka Ukraine ee Kherson

. Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Bilaha soo socda way adkaan doonaan. Hadafka Putin waa inuu ka tago qabowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Norway oo Qiimo Dhimis ku Sameesay Kaarka Gadiid ee Bisha la jarto

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Bisha soo socota waxaad ku iibsan kartaa kaadhka billaha ah ee Oslo 500…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga oo sheegay in uu diiday codsi ay Israa’iil kaga dalbatey in loo soo gacan galiyo Hogaamiyeyaasha Xamaas ee ku nool Turkiga.

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibada ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Turkigu diiday codsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada Dadka Adduunka ku nool oo Maanta Gaartay 8 Bilyan Oo Qof!

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in Cunuggii 8 bilyanaad ee Bani’adamka maanta nool…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Lafta Gareen oo dalab cults u gudbiyey howlgalka ATMIS

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Oo La Kulmay Wakiilka Ururka Iskaashiga Islaamka Ee Soomaaliya

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Guddoomiyaha hayadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah la yeeshay dhiggiisa Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jinping.

Talaado: NOVEMBER 15, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa kulankii ugu horreyay oo fool ka fool ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad goboleedka HirShabeelle oo faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka qarxay aaggaa degmada Cadale

Isniin: NOVEMBER 14, 2022  – Dowlad goboleedka HirShabeelle ayaa faahfaahin ka bixisay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka ka…