Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo Ghana ka codsatay in ay Somaliya ku yaboohdo Boolis lebbisan

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Dowladda Ghana ka codsaday in Ciidamo Boolis…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda Oo Lagu Amray Inay Ku Baxaan Dagaalka D/Balanbale

Saraakiil ka tirsan Taliska Qaybta 21aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kormeer amni ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Doorashada Koofur Galbeed oo maanta yeelanaya kulan gaar ah

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Guddiga doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya Airways oo duulimaad maalinle ah ka bilaabeysa Muqdisho

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kormeeray xarunta Akadamiyadda cilmiga fanka iyo suugaanta

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya  Mudane  Cabdullaahi Goodax Bare…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaaf oo dowladda dhexe ku eedeeyay dilalkii ka dhacay Galmudug

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Israa’iil oo Taliye Xamaas ka tirsan dishay

Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Wasaaradda Caafimaadka Falastiin ayaa xaqiijiysay in ugu yaaraan Lix ruux oo Falastiiniyiin ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo kulan deg deg ah la qaatay Taliyayaasha Ciidamada

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyadda Villa Somaliya Xafiiska Madaxweynaha, ayaa si gaar ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliyaha Ciidamada xasilinta Garoowe

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa magacaabay Taliyaha Ciidamada Xasilinta Magaalada Garoowe…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka cudurka Ebola ugu dhimanaya Dalka Congo oo korortay

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Ilaa hadda inta la ogyahay tirada dadka u dhintay cudurka Ebola ee ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharixiinta isbadal doonka Maamulka KGS oo la kulmay sii haayaha Madaxweynaha Maamulkaasi

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Musharaxiinta la baxay isbadal doonka ee u tartamaya xilka madaxtinimo ee maamulka Koonfur…

Posted in WARARKA MAANTA

Somalida Swizerland oo soo food-saartay cabsi xoogan

Muqdisho, Nofeembar 11, 2018 —Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Swizerland ayaa waxaa soo foodsaartay cabsi xoogan…