Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Wararkii Udanbeeyey Ee Qaraxyadii Maanta Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —Waxa isasoo taraya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee uu geystay qaraxyadii Gelinkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabeylo holac wata oo ku dhuftay gobol ka mid ah Mareykanka

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Kumannaan qof laga saaray Waqooyiga California iyadoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya oo ka wada hadlaya dhammeystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah

Gondar, Nofeembar 09, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay magaalada Gondar

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaliya Mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Gondar,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabaal wadareedyo laga helay Dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 —Boliiska Dalka Itoobiya ayaa sheegay inay heleen Xabaal wadareedyo ay ku jireen Meydadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamo Isdaba Joog ah Oo Ka Dhacaya Baydhabo

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 — Kulamo kala duwan oo u dhaxeeya Ku simaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Gaadiidkii ku xayirnaa Cadaado oo baaris lagu sameeyay

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 — Maamulka degmada Cadaado iyo Ciidamo degaanka ah ayaa baaris ku sameeyay Lix…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Bariga Afrika qaarkood oo shir uga furmayo Itoobiya

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 — Saacaddaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Maxamuud Cumar oo maanta maxkamad mar kale la hor geynayo

Muqdisho, Nofeembar 09, 2018 — Saacaddaha soo socda ee  maanta ayaa lagu waddaa in maxkamad ku taalla…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo Bulshada Dayniile ku boggaadiyey dadaalladooda Nabadda iyo Is-dhexgalka.

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 — Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharaxiinta Koonfur Galbeed Oo War Kasoosaaray Doorashada Maamulkaasi

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 —Qaar ka mid ah Musharaxiinta xilka Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo dhaweeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Burcadbadeed Soomaalid ah oo Weeraray doon laga leeyahay Taiwan

Muqdisho, Nofeembar 08, 2018 —Doon nooca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay  Taiwan ayaa sheegtay in ilaaladeeda…