Category: WARARKA MAANTA
Dib u eegis lagu sameynayo Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula Dekeda iyo garoonka Adan Cade
Muqdisho, September 26, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameyn doonta Heshiiskii lala galay Shirkadaha maamula…
Akhriso Magacyada Guddiga Xallinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS
Muqdisho, September 25, 2016: Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa magacaabay guddiga xallinta…
Weerar oo dad badan ku waxyeloobeen oo xalay ka dhacay Beledweyn
Muqdisho, September 25, 2016: Dad la sheegay 8 ruux, ayaa ku dhaawacmay weerar bambaano oo xalay lagu qaaday…
jadwalka doorashada Soomaaliya oo dib u dhacay
Muqdisho, September 25, 2016: Waxa soo baxay in jadwalka doorashada dib u dhacii ku yimid, ka dib marki…
Dad Soomaali ah oo ku xiran Uganda oo codsaday in damaanad lagu sii daayo
Muqdisho, September 24, 2016: Dad ka kooban 7 ruux oo Soomaali ah oo loo haysto innay ka tirsanaayeen…
Magaca iyo Astaan Calanka Maamulka Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la dalbay in la soo gudbiyo.
Muqdisho, September 24, 2016: Ayadoo maalmahaan magaalada Jowhar ka socoto wajiga labaad ee dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe…
Beelaha oo isku haysta qaybsashada ergooyinka soo xulaya Xildhibaanada
Muqdisho, September 24, 2016: Khilaafaad badan ayaa ka taagan sida loo qeybsanayo ergooyinka Beelaha ee soo dooranaya Xildhibaanada…
Hindiya oo dil ku xukuntay 50 ruux oo Soomaali ah
Muqdisho, September 24, 2016: Dowladda Hindiya ayaa 50 ruux oo Soomaali ah, dil ku xukuntay kuwaasoo ka mid…
Madaxweynaha oo kulan Wadatashi ah la qaatay Dhalinyarada
Mogadishu, 23 September 2016 – Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta…
I grew up in the world’s biggest refugee camp – what happens when it closes?
Sprawling Dadaab is where journalist Asad Hussein was born, raised and educated. Now, Kenya wants to demolish…
President Mohamud commends UK PM for raising the plight of Somalia at the UNGA
Mogadishu, 23 September 2016 (Villa Somalia)— HE Hassan Sheikh Mohamud, the President of the Federal Republic of…
XLD Xoosh: Boob iyo Awood sheegasho ayuu doonayaa in Xasan Sheikh lagu doorto
Muqdisho | QOL | September 22, 2016 – Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo ka mid ah Xildhibaanada…