Category: WARARKA MAANTA
Puntland oo qaadaneysa go’aan abuuri kara khilaaf weeyn
Muqdisho,21 February 2016: Puntland war ay soo saartay ayay ku cadeeyeen mowqifkeeda quseeya wax ka badalka dastuurka Soomaaliya ee…
Ahlu- saunna oo Axmed Cabdisalaam u diiday in tago Guriceel iyo Dhuusa Mareeb
Muqdisho,21 February 2016: Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ee Gobolada Dhexe ayaa maanta u diiday in deegaanadooda uu yimaado wafdi…
Jabuuti oo Joojisay Duulimaadyadi Kaga imaanjiray Muqdisho
Muqdisho,21 February 2016: Bayaan kasoo baxay dowladda dalka Jabuuti ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba ay joojisay duulimaadyadii…
Sababihii Wafdigii Ra’iisul Wasaaraha loogu xayiray Jomo Kenyatta Airport
Muqdisho,21 February 2016: Warar bdan iyo faah-faahin ayaa ka soo baxaya sababihii wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha saacado…
Muqdisho oo maqaamkeeda dalbaneeyso
Muqdisho,21 February 2016: Bannaan bax aad u ballaaran oo lagu dalbanayo xuquuqda bulshada degan Gobolka Banaadir iyo in…
MUQDISHO WEEY DULMANTAHAY IYADUNA ISMA OGA CIDINA UMA OGA!
Maxaa xuubka caarada na badey xaqana noo diidey Ma xooleynu nahay maa dulmiga laga xajiimoodo Xaqiyo baadil…
DAAWO: Wasaaradda Maaliyadda iyo la dagaalanka Musuqmaasuqa
https://youtu.be/oXugq6ZkPFs
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 20 February 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka…
Barakacayaasha Magaalada Galkacyo Oo Ka Cabanaya Xaalado Nolol Xumo.
Muqdisho,20 February 2016: Barakayacayaal kunool kaamka Alla Aamin ee magaalada Galkacyo galbeedkeeda ku taalla ayaa ka cabanaya xaalado…
Dowlada oo amartay in si rasmi ah loo xiro ilaa 35 Website
Muqdisho,20 February 2016: Waa marki ugu horreysay taariikhda warbaahinta casriga ee Soomaaliya ay Dowlada Federaalka Soomaaliya ku guuleysatay in…
Canada oo ku dhawaaqday in ay ka qeyb galeeyso Shirka Istanbul ee Soomaaliya
Muqdisho,20 February 2016: Madaxda ka qeybgalyso Madasha Istanbul ee loogaga hadli doono arrimaha Soomaaliya todobaadka soo socda, ayaa…