Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne

Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley

Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga…

Posted in WARARKA MAANTA

MUDANE WASIIR MAAREEYE OO CODSI U DIRAY SAXAFADA MADAXA BANAAN.

  Aqristow in mudo ah, waxaa muran ka dhexjiray Ururka Saxaafada Somaaliyeed ee loo yaqaan (NUSOJ), murankaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo 24 saac loo qabtay si uu u hor-tago Baarlamaanka

Muqdisho,17 February, 2016: Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, ayaa u qabtay muddo 24 saac in Baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninkii Daallo isku qarxiyay oo Macalin Dugsi ka ahaa Hargeysa

Muqdisho,17 February, 2016: Ruuxa la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradda Daallo bishan Febraayo 2da, ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

SHACABKA OO WAL WAL IYO WALAAC KA MUUJIYEY TAYADA CAANAHA GEEL.

Horaa loo yiri “nin aduunyo jogow, maxaa aragti kuu laaban”, hadaan noshahay wax badan oo aad layaabto…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida

Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”

Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in…

Posted in CIYAARAHA WARARKA MAANTA

14 iskoot Ex Horseed waxa uu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….

Muqdisho | February 16, 2016 –  Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan Xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka qayb galay.

Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Boutros-Boutros Ghali oo geeriyooday

Muqdisho,16 February, 2016: Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Boutros-Boutros Ghali oo u dhashay Masar ayaa geeriyooday, sida uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Al- Furat Hotel oo Muqdiaho KU Soo Kordhay

Muqdisho,16 February, 2016: Waxaa maanta xarigga laga jaray hotel cusub oo  aad u qurux badan casri-na ah oo…