Category: WARARKA MAANTA
SHACABKA OO CABASHO KA MUJIYEY NADAAFADA FOORNOYINKA LAGU SAMEEYO ROOTIGA.
Aqristow waxaa mudan in la is waydiiyo, yaa laga rabaa in ay ilaaliyaan Xuquuqda Shacab, ma Ganacsatada…
GAROONKA JOMO KENYATA OO NOQDAY MEEL LAGU DHACO SHACABKA SOMAALIYEED.
Muqdisho | QOL | February 14, 2016 – Aqristow waa Qiso dhab ee isku day in aad…
Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo la kulmay Wasiirka Ciidamada ee UK
Muqdisho,14 February, 2016: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Ciidamadda ee…
DAAWO: Qaybaha ugu muhiimsan Faaliyaha qaranka 13 02 2016
https://youtu.be/jbVkx7m5iv4
Puntland oo soo Rogtay amar Fitna ah oo aan laga Fileyn
Muqdisho,13 February, 2016: Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa ka digtay in Badeecado laga soo dejiyay Dekadaha uusan maamulin ama…
”Musuq-maasuq Laguma Sameeyo Deeqaha Waxbarashada ee Soomaaliya”.
Muqdisho,13 February, 2016: Khadra Bashiir Cali, Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa…
Ammaanka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu soo kordhiyay eeyo qalabka baaro
Muqdisho,13 February, 2016: Ka dib qarax uu ka dhacay gudaha Diyaaradda Daallo Airlines, taasoo la rumeysan yahay inuu…
Madaxweynaha Oo Shir Ammaanka Looga Hadlayo Kaga Qaybgelaya Magaalada Munich
Muqdisho,12 February, 2016: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada…
Mid ka mid ah Ilaalada Xabsiga Dhexe oo loo xiray Shabaabnimo
Muqdisho,12 February, 2016: Askari ka tirsan Ciidamada Asluubta, kana mid ah Ilaalada Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa xabsiga…
Gudoomiye Jawaari oo la Kulamay Wafuuda Jaamacadda Carabta iyo Turkey.
Muqdisho, 12 February, 2016: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Gudoomiya Barlamaanka, ayaa si kala gooni gooni ah waxa…
Maxkamad Mareykan ah oo xukun ku riday wiil Soomaali ah
Muqdisho, 12 February, 2016: Maxkamada ku taalla dalka Mareykanka ayaa danbi ku heshay, kaas oo ah in uu…
Abaaro ba’an oo laga soo sheegayo Puntland
Muqdisho, 12 February, 2016: Abaaro baahsan ayaa laga soo sheeggayaa deegaano badan oo hoos yimaada maamulka Puntland ee…