Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Suuqa Degmada Wadajir Oo Uu Xalay Dab Qabsaday.

Muqdisho,16 February, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo wada jira, ayaa xalay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Barlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Su’aalo Waydiinaya Labo Wasiir.

Muqdisho,16 February, 2016: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo waydiin doonaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka ee xukuumadda Soomaaliya…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Haweenka Soomaaliyeed oo loo sameeyay Duubab !

https://youtu.be/Pn6wYRqLOk4

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Dowladi Nuur Cadde oo lagu dilay qarax.

Muqdisho,15 February, 2016: Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa mar an fogeeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Kajeediyey Shirka Kasocda Magaalada Munchen.

Muqdisho,15 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kusugan Jarmalka ayaa khudbad muhiim ah ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta guda galaya dib u eegista Dastuurka KMG

Muqdisho,15 February, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn, kaasoo lagu daah-furay…

Posted in WARARKA MAANTA

“Cali Khaliifow, Burco iyo Xamar, Burco ayaa kuu dhow ee wax kaala dhaxeeyaan ee noo kaalay”

Muqdisho,15 February, 2016: C/llaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ah Wasiirka Warfaafinta Somaliland, ayaa ugu yeeray Madaxweynaha Maamulka Khaatumo…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

DAAWO: Xafladii Caleemasaarka Nabadoonka Beesha Karanle ee Mudug

https://youtu.be/S0QE4aFO5jY

Posted in WARARKA MAANTA

Asaaska Ciidanka Cirka Ee Soomaaliya Oo Sanad Guuradiisii 56aad Laga Xusay Magaalada Muqdisho

Muqdisho,14 February, 2016: Mudane Maxamed Cumar Carte, Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Dalka, ayaa maanta ka qayb-galay xaflad lagu xusayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan DF Somalia oo arin ilbaxnimo lala yaabo ka sameeyay garoonka Muqdisho

Muqdisho,14 February, 2016: Wariye Max’ed Ibraahin Macalimuu oo shalay ka dhoofayay garoonka Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydadka dhalinyaro Soomaali Tahriib ah oo Aas maamuus loogu sameeyay Talyaaniga

Muqdisho,14 February, 2016: Dhalinyaro Soomaali oo ahaa Tahriibayaal ku geeriyooday xeebaha Talyaaniga ayaa hab maamuus aas loo sameeyay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradda Turkish Airlines oo maanta ka soo degatay garoonka diyaaradaha Muqdisho

Muqdisho,14 February, 2016: Turkish Airlines ayaa maanta si lama filaan ah uga soo degatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde…