Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida oo saaka laga sugaayo Baarlamaanka
Muqdisho,20 February 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Hey’adda…
Kulan caawa Golaha Wasiirada ku magacaabi lahaayeen 12 Safiir oo dib u dhac ku yimid
Muqdisho,19 February 2016: Fadhi aan caadi aheyn oo la maleeynayay in ay Golaha Wasiirada caawa yeeshaan, ayaa dib…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo casho sharaf ku marti-qaaday ciyaartoydii 11-jirada
Muqdisho,19 February 2016: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xalay casho sharaf ugu sameeyay…
“Madaxweynaha iyo Ugaas Xasan waa isla meel dhigeen inta badan cabashadii jirtay”
Muqdisho,19 February 2016: Yuusuf Axmed Xagar (Dabageed) oo ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan, ayaa faah faahin dheer ka bixiyay…
DAAWO: Beesha Jareerwayn ee Puntland oo ka soo horjeesatay 4.5-ka !
https://youtu.be/I2dsVlSVrwg
DAAWO: Ciyaartooydii qaranka ee 11 jirada oo dalka dib ugu soo laabtay
https://youtu.be/4qlnhdOFy9c
Kulanki Madaxweynaha iyo Odayaashi Reer Hiiraan oo Fashil ku dhamaaday.
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in shirki maanta uu la qaatay Madaxweyne…
EEDO LIIBIYA LACAG MA GAYSAA!!!?
Aqristow markaad aragtay Ciwaanka maqalkan, maxaa kugu soo dhacaya, waa Calool xumo iyo Ciil, cawo iyo…
Zidane oo Guushii 1 ee Champions League la Gaaray Real Madrid…
Muqdisho | QOL | February 18, 2016 – Zanadine Zidane Tababaraha Cusub ee Kooxda Real Madrid ayaa…
Lix Dhalinyaro Soomaali- British ah oo lagu xukumay 47-sano oo xabsi ah
Muqdisho,18 February 2016: Maxkamad ku taal magaalada Birmingham ayaa shalay lix dhalinyaro Soomaali ah ku xukuntay 47 sano…
Hay’adda FBI-da Mareykanka oo dalbatay arin ay ku baarayso Wasiirka Hadliye
Muqdisho,18 February 2016: Wararka naga soo gaaraya, Wasaarada arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Saraakiisha FBI-da Mareykanka ka…