Category: WARARKA MAANTA
Nuur Faarax: “Shirkadaha Favori iyo Al-Bayrak waa diideen in lala xisaabtamo”
Muqdisho, 29 December 2015: Dr. Nuur Faarax Jimcaale Faarax, Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka ayaa sheegay in dalka aanay…
Sharif Xasan oo an tegi-doonin Shirka Kismaayo
Muqdisho, 29 December 2015: Shariif Xasan Sheekh Aden oo ah M/weynaha maamulka Koofur Galbeed oo ah ayaa lasoo…
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo goor dhow gaaray Jowhar
Muqdisho, 28 December 2015: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo, ayaa…
Doorashada 2016 sida ugu cadaalad san ee xildhibaanada loosoo xuli karo (Qormooyin iyo Aflaam)
December 27, 2015 | Qormadaan waxaan ku eegaynaa 1) Miraha ay Cadaalad darada iyo sad bursigu dhalaan….
Balcad oo laba qofood lagu dilay
Muqdisho, 28 December 2015: Wararka ka imaanayo Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegayaan in mid ka…
VIDEO: Faaliyaha Qaranka 26 12 2015
https://youtu.be/PFQOKy7Fg00
Jubaland oo diiday heshiis ay DF Somalia la gashay sharikada Spectrum
Muqdisho, 27 December 2015: Qoraal ay soo saartay Maamulka Jubaland bishi December 24-keedii kuna saabsanaa heshiiski dhawaan…
C/wali Gaas iyo Maamulkiisa oo Bannaka soo dhigay cadaawada uu u qabo shariif Xasan
Muqdisho, 27 December 2015: Golaha Wasiirada Puntland oo kulan dag dag ah isugu yimaadeen ayaa ka hadlay Maamulka…
Uganda oo ciidamo cirka ah u soo direysa Soomaaliya
Muqdisho, 27 December 2015: Dowladda Uganda ayaa sheegatay qorshe ay ku dooneyso inay Soomaaliya u soo dirto…
Beledweyne ma lagu qaban karo Shir Dowlada ka dhan ah
Muqdisho, 27 December 2015: Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, ayaa lagu mamnuucay…
Hay’adda NISA Oo soo “Bandhigtay” Dad Shiicada ku faafinayay Muqdisho.
Muqdisho, 26 December 2015: Hawlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad sameynayay…