Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Sare oo katirsan Ciidanka DF oo lagu dilay Muqdisho.

  Muqdisho, 26 December 2015: Koox hubaysan, ayaa maanta ku dilay Sarkaal Ciidan Gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo ansixiyay hindise sharciyeedka lacag dhaqida iyo maalgelinta argagaxisada

  Muqdisho, 26 December 2015: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii hore ee Shingaani Siciid C/qaadir Sicdii oo dib loogu soo celiyay xilkiisi.

  Muqdisho, 26 December 2015: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale dib u magacawday Siciid C/qaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaasha Hiiraan oo ballanta kaga baxay M/weyne Xasan Shekh

Muqdisho, 26 December 2015: Wararka aan ka heleyno degmada B/weyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka cusub ee Ceelbarde

Muqdisho, 26 December 2015: Maamulka K/Galbeed ayaa ka soo horjeestay maamulka shalay loogaga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Jowhar oo bilaabay dib u dhiska xarumo muhiim ah

Muqdisho, 26 December2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha cusub ee Hiiraan oo maanta xilka la wareegayo

Muqdisho, 26 December 2015: Guddoomiyaha cusub oo dhawan loo magacaabay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba-geed ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

M/weyne qaab Xiniin-taabad ah loogu doortay Gobalka Bakool

Muqdisho, 26 December 2015: Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa ayaa sheegaya in xubno uu soo dirsatay…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Somalia’s most intriguing people in 2015

Toronto | December 24, 2015 | QOL | Ahmed Naji Sa’ad is Somali singer-songwriter. He has spanned…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Itoobiya: qibladii qabbaaniyaasha oo qasan!

Muqdisho | December 25, 2015 – Dabadhilif, dayuus, damiirlaawe iyo demmane ha ka dido hadduu doonayo, oo…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

FAGAARAHA 19aad Maxaa Xal ah 2016 Deegaan VS Qabiil 4 5

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Degmo mise Dad badni: Qabiilooyinka Sadbuursiga wada

Muqdisho | QOL | December 25, 2015 –  Wixii ka dambeeyay shirkii wadatashiga Doorashada 2016 ee Muqdisho…