Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha Booliska oo ka hadlay xoojinta Amniga

Muqdisho, 22 December 2015: Kulankan ay isugu yimaadeen qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka booliska ayaa ahaa mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiin Dowladda ka socda oo gaaray Jowhar

Muqdisho, 22 December 2015: Wafdi ka socda Dowlada ee uu hoggaaminayo wasiirka Kalluumeesiga iyo Kheyraadka badda ayaa goordhow…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo is casilay

Muqdisho, 22 December 2015: Wasiirkii lagu magacaabo Cumar Dheere, kana tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa shaaciyay inuu iska-casilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Baarlamanka oo Mushaaraadkii ka jaray Xildhibaanno

Muqdisho, 22 December 2015: Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaar Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyai ayaa sheegay in ay jiraan Xildhibaanno…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Odawaa oo sheegay in Dowladu ay diyaar u tahay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe

Muqdisho, 22 December 2015: Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa, Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya, ayaa shacabka gobollada  Hiiraan iyo Shabeellaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Socdaalkii Madaxweyne Xasan & Wafdigiisii ay ku tageen Beledweyne

December 21, 2015 | Beledweyne  — Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubno ka tirsan xukuumadda iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal loo Maleeyay in uu Ka Tirsanaa Hay’adda NISA Oo Maanta la Dilay

Muqdisho, 21 December 2015: Rag hubaysan oo watay Gaari ayaa Galabta ku dilay Xaafadda Taleex ee Degmada Hodon…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo goor dhow gaaray Beledweyn

  Muqdisho, 21 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Jawaari “Dowladda Hoose ha lagu wargeliyo inaan lagu deg degin hantida ma guurtada Baarlamaanka”

Muqdisho, 21 December 2015: Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiya Baarlamaanka, ayaa maanta ka hadlayay kulankii Baarlamaanka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsan Bangiga Hor-umarinta oo la dilay

Muqdisho, 21 December 2015: Nin sarkaal ah oo ka tirsan Bangiga Hor-umarinta ayaa mar dhow lagu toogtay Xaafada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo gudoomiyaha gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)

Muqdisho, 20 December 2015: Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha islamarkaana lagu magacaabay gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo nuqul…

Posted in WARARKA MAANTA

XOG CUSUB: Dalka Itoobiya oo u kala jabaayo laba dowladood

Muqdisho, 20 December 2015: Sida Lagu soo waramaayo rabashado, dibad baxyo xiriir ah iyo dagaal is ceyrsi ah,…