Category: WARARKA MAANTA
Suxufiyiinta ku nool B/weyne oo maanta doortay Hogaan Cusub
Muqdisho, 25 December 2015: Suxufiyiinta ka howlgala Warbaahinta Maxaliga ah iyo tan Caalamka, ee wakiilada ku leh…
Sharciga Xanaanada Xoolaha oo La Meelmariyey
Muqdisho, 25 December 2015: Golaha wasiirrada ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay shirkoodi caadiga ahaa ku yeeshay…
Gobolka Sh/dhexe oo laga mamnuucay indho shareerka iyo mootoyinka Bajaajta magaalada Jowhar
Muqdisho, 25 December 2015: Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa ka mamnuucay haweenka inay xirtaan indho shareerta iyo…
VIDEO: Cusbitaalka Degmada Ceelbuur Shalay iyo Maanta !
https://youtu.be/hXoipApI40A
General Cali Gab oo beeniyay in uu jirdilay Guddoomiyaha Xamarweyne
Muqdisho, 24 December 2015: General Cali Xirsi Barre “Cali Gaab” oo ah Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir, ayaa…
Gudoomiyaha X/weyne “Cali Gaab ayaa igu riday xabado si uu ii dili balse waan badbaaday“
Muqdisho, 24 December 2015: Guddoomiyaha degmada Xamarweyne ee gobalka Banaadir, Cabdulqaadir Maxamed Cabdiqaadirr ayaa taliyaha booliska gobalka…
Danjire Nicholas key oo Maanta la sagootiyay
Muqdisho, 24 December 2015: Munasabadaan oo ahayd mid lagu sii sagootinayay Ergeygii hore Qaramada Midoobe u qaabilsanaa…
Decument sir ah oo muujinaysa habka ay ergada u helayaan Beelaha maamulka Hiiran iyo Sh/Dhexe loo dhisaayo
Muqdisho, 23 December 2015: Ariman sir ah oo an weli la shaacinin kuna soo baxay documenti sir…
Abaanduulaha Gaashaandhigga Talyaaniga oo booqasho ku yimid Muqdisho
Muqdisho, 23 December 2015: Maj. Gen. Claudio Graziono oo ah Abaanduliyaha CiidamadaTalyaaniga, ayaa maanta booqasho hal cisho ah…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaarey Degmada Diinsoor
Muqdisho, 23 December 2015: Wafdi uu hogaaminayo Shariif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha Maamulkiisa ayaa Goor-dhow gaarey Degmada Diinsoor…
Tababar Khartuum loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga
Muqdisho, 23 December 2015: Munaasabad Tababar loogu soo xirayay saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga oo muddo sanad ah…
Qatar airways oo Duulimaad Toos ah ka billabi- doonto Soomaaliya.
Muqdisho, 22 December 2015: Shirkadda Dayaaradaha ee Qatar Airways, ayaa sheegtay inay dhawaan billabayso Adeegy Duulimaad oo Toos…