Category: WARARKA MAANTA
DEG DEG: Dayaarad Air France oo Bomb laga helay, deg degna ugu degtay Mombasa
Muqdisho, 20 December 2015: Warar iminka naga soo gaaray magaalada Mombasa ayaa sheegaya in laga helay bomb musqusha…
Booliska Soomaaliya oo maanta u dabaal degaya sanad-guuradii 72aad
Muqdisho, 20 December 2015: Xus loogu dabaal degaayo 72-guuradii ka soo wareegatay aas aaska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa…
Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud oo dil ka badbaaday
Muqdisho, 20 December 2015: Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo “ayaa sheegay inuu shalay ka bad baaday…
Yaa dilay Hindiya Xaaji Maxamed?
Muqdisho, 20 December 2015: Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya C/llaahi Colaad Rooble ayaa sheegay in dowladda ay gacanta ku…
Wararki ugu dambeeyay Qaraxi Maka-Almukarama iyo dhibaatadi ka dhalatay
Muqdisho, 19 December 2015: Qaraxi maanta duhurki ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama, iyadoo warar kala duwan uu ka…
Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqda carruurta oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho, 19 December 2015: Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta xuquuqul Aadanaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa ay soo qabanqaabisay…
Dr Nur Faarax wasiirka dakadaha DFS oo kasoo jeeda Hargaysa oo si culus uga hadlay qiimaha midnimada Soomaalida (daawo) | Puntland Observer
Muqdisho, 19 December 2015: Midnimada Soomaaliya qofba si u arag. Bal fiirsada oo dhegeeysta Wasiirka Dakadaha ee Dowlada…
Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku dilay deegaanka Golweyn
Muqdisho, 19 December 2015: Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay in shalay gelinkii dambe ay dad rayid ah ku…
Jen. Tuuryare “Dhalinyarada Qurbaha ka yimid waa kuwa ugu badan ee Soomaaliya isku qarxiya”
Muqdisho, 19 December 2015: Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Jen. C/raxmaan Tuuryare oo ahTaliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo…
VIDEO: Waxqabadka Xildhibaan Mustafa Sh Cali Dhuxuloow
https://youtu.be/gAY4FltZpGM
10 Countries With the Highest Proportion of Women in Parliament
Muqdisho | December 18, 2015 – 2013 was a record year for women in parliament around the…