Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga

Muqdisho, 16 December 2015: Waxaa maanta gelinkii dambe  soo xirmay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Maanka Muddulood waa mudacyo afkood !

Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Waxaa marna laga aamusikarin in koox xagjir ah,siyaasadana ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016-ka oo laga hadlay

Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax lala beegsaday Askarta Dowlada ee ka dhacay Afgooye

Muqdisho, 16 December 2015: Warar Afgooye naga soo gaaray ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 askari ee kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

War Caga Juglayn ah ee ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad

Muqdisho, 16 December 2015: Guddoomiyaha Maxamada Darajada 1aad ee Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ma la yaabaa in la isku afgarto Shirka Wadatashiga?

Muqdisho, 16 December 2015: Shirki wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee 2016 ayaa maanta lagu wadaa…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle oo diiday nidaamka 4.5-ka

https://youtu.be/UipGgb8GBV8

Posted in WARARKA MAANTA

Habka iyo Qaabka ay qabiilaadka u heli doonaan kuraasta haddii la qaato nidaamka degmo 2016

Muqdisho, 15 December 2015: Qodobadi la soo bandhigay mid ka mid ah in xildhibaanada lagu soo xulo heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirki Wadatashiga oo Maanta Mar kale baaqday

Muqdisho, 15 December 2015: Waa marki sadaxaad ee uu dib u dhac ku yimaado Shirki wadatashiga ee Qaranka, kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Hambalyo Aroos: Mahad M. Yalaxow iyo Fartuun M. Xiirey

Muqdisho | QOL | December 14, 2015 – Cali Yalaxow iyo Xaaskiisa Nimco Yaasiin iyo Caruurtooda waxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Shirki Wada tashiga ku timaamay mid Xaaraan ah.

Muqdisho, 15 December 2015: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo kamid ahaa Mudanayaasha baarlamanka Somalia uga qayb galaya shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Soomaaliya Nabad ayeey u Oomantahay”

Muqdisho, 15 December 2015: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada…