Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo furay shir ku saabsan xoojinta waxqabadka hay’adaha iyo hufnaanta maaliyadeed ee Soomaaliya

Muqdisho, 09 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Police implicated in Eastleigh shopping malls robberies

The Star | BY DOMINIC WABALA | December 8, 2015 | Elite anti-violent crime fighting units have…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.

Mogadishu, December 08, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka.

Mogadishu, December 09, 2015 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Cumar C/rashiid: Waa la Musuq-maasuqay lacagtii loogu talo galay Barnaamijka New Deal

Muqdisho, 9 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid, ayaa Daboolka ka qaaday in Xukuumadiisa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo heshiis la gashay Bangiga Hormarinta Afrika

Muqdisho, 9 December 2015: Wasiir kuxigeenka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta mudane Jamaal Xasan Ismaaciil oo ay wehelinayaan Agaasimaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaandda Baarlamaanka oo maanta ka hadlaaya Miisaaniyada 2016

Muqdisho, 9 December 2015: Kalfadhiga  kulanka Baarlamaanka Federaalka  ayaa maanta waxaa la horkeeni  doonaa Ajendaha  Miisaaniyadda 2016 oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka Idaacadaha jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya dalka Tunisia

Muqdisho, 9 December 2015: Agaasimaha Radio Muqdisho, Mudane C/raxiin Ciise Caddo oo hogaaminaayo wafdiga ka socda Idaacadda Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

VIDEO: Shirka dejinta halbeega mustaqbalka Soomaaliya

https://youtu.be/hLJ44tTKQx4

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo soo xiray shirka madasha ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Hay’adaha Iskaashiga la leh

Muqdisho, 8 December 2015:  Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo…

Posted in NEWS in ENGLISH OPINION / FIKRAD WARARKA MAANTA

What is it mean? China’s new chapter for help to Africa.

China’s New Cooperation to Africa, will teach a lessons to Americans/Europeans, when it comes into reality! Mogadishu…

Posted in WARARKA MAANTA

Tartankii isboortiga ee Atlanta oo si qurux badan ku soo dhamaaday

Atlanta, GA | QOL | December 7, 2015 – Waxaa mar kale lagu qabtaya Magaaladda Atlanta Tartamo…