Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaannada Koofur-Galbeed oo maanta la dhaariyay

Muqdisho, 8 December 2015:  Golaha Baarlamaanka ee Koofur-Galbeed ayaa maanta lagu dhaariyay magaallada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay,…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka wada tashiga qaran ee ku saabsan doorashooyinka ee maanta furmay.

Muqdisho, 8 December2015: Maanta ayaa lagu wadaa in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu ka furmo shirka wada tashiga heer…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Booliska Cabudwaaq oo La dilay.

Muqdisho, 8 December 2015:  Sida wararka nagu soo gaareen nin hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe toogasho ku dilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan “Waa in taageerada Caalamku ay noqotaa mid dadkeena u abuureysa fursado shaqo iyo nolol’

Muqdisho, 8 December 2015: Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay si rasmi ah magaalada Muqdisho…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Abdulaziz Xildhibaan iyo Maxamed Nuur Tarzan oo ka hadlaya cadaaladda

https://youtu.be/LSjx1iiOnPw

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xariga ka jarey xarunta keydka shidaalka Muqdisho

  Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo la kulmay Wakiilka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta garoonka diyaaradaga ee magaalada Muqdisho kula kulmay…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Gaas iyo Galmudug

Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Gaas, wuxuu ku dhashay, Dusmo Reeb, xarunta maamulka Galmudug,…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha: “Dowladda waxay dhiirigelineysaa nidaamka ganacsiga xorta ah…”

Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha iyo wakiilka Mareykanka ee arrimaha Soomaaliya oo ka wadahadley xoojinta xiriirka labada dal

Muqdisho, 7 December 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan…

Posted in FAALO / MAQAAL WARARKA MAANTA

Xarunta Xasaradaha! ( Gaalkacyo)

Muqdisho | QOL | December 7, 2015 – Diinteenna  siday noo sheegtay, naftii ugu horeeysay ee si xaq darro ah loo dilo waxa ay aheyd naftii Haabiil, waxaa dilay walaalkii Qaabiil, kaddib markii ay is  qoonsadeen, ilaa qiyaami saaca,  nafkasta oo gardarro wax ku disho, danbigeeda …

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo ka doodaya maanta sharciga Xudduudaha iyo kan iibka Hantida Qaranka

Muqdisho, 7 December 2015: Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayaga oo ka doodaya laba…