Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

“Danjire Afeey qeyb ayuu ka yahay Colaadda DALKA”

Muqdisho, 7 December 2015: Maxa’ed Cabdi Afeey oo ah Danjiraha IGAD u fadhiya Somalia  ayaa lagu eedeeyay inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo shacabka Gaalkacyo ugu baaqay in guryahooda ku soo laabtaan

Muqdisho, 7 December 2015:Hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha, Madaxda Puntland, Jubbaland iyo Galmudug oo ku soo wajahan Muqdisho

Muqdisho, 7 December 2015: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, oo ay wehliyaan Madaxda Maamulada Puntland, Jubbaland iyo Galmudug…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Abwaan Cabdi dhuux Yuusuf iyo maansadii doqon qaybteedii 2aad

https://youtu.be/6g6HpsIbxr4

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Video: Dhaawaca dagaalkii Gaalkacyo oo lagu daaweeynayo Cusbitaal Digfeer

https://youtu.be/rgzGcpzF2hA

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

Video: Waraysi raisulwasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte

https://www.youtube.com/watch?v=PgK73N92b7c

Posted in WARARKA MAANTA

“Xabad joojintii si rasmi ah ayay u dhaqan gashay, Ciidamadana waa la kala qaaday”

  Muqdisho, 6 December 2015: Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta ku dhawaaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Shiinaha oo Khubara u soo direyso Soomaaliya

  Muqdisho, 6 December 2015: Warar ka soo baxay Madaxtooyada, ayaa sheegayaa in Dowladda Shiinaha ay u soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabre iyo Kacdoonka Dhallinyarada

Muqdisho, 6 December 2015: Soomaaliya waxaa ka maqan garaad ay ku kala saari-lahayd qof jecel iyo qofka nicib….

Posted in WARARKA MAANTA

Waxaan olole u geli doonaa sidii Maxkamadda Caalamiga xafiis uga furan laheyd Soomaaliya

IGAD special envoy to Somalia, Mohamed Abdi Afey Muqdisho, 6 December 2015: Amb. Maxamed Cabdi Afey, oo ah…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Faaliyaha qaranka oo ka hadlaya Gaalkacyo, Federaalka iyo qabiillada

https://youtu.be/y9ibM-64kU4

Posted in WARARKA MAANTA

Dadkii ku dhaawacmay Gaalkacyo oo galabta la keenay Muqdisho.

Muqdisho, 5 December 2015: Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii Gaalkacyo ayaa galabta la soo gaarsiiyay magaalada Muqdisho, kadib amar…