Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia oo Ahlusunna ka furatay, Guuled-na la heshiisay

Moqdisho, November 19, 2015 — Warar na soo gaaray ayaa sheegayaa in Ethiopia ay ku amartay Madaxweynaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdigi tegay xuduudka Kenya- Soomaaliya iyo wixi ay arkeen.

Moqdisho, November 19, 2015 — Gudiyo isku dhaf ah ee uu hogaaminayo Wasiirka Difaaca oo ay wehliyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka ku saabsan waxyaabaha ka dhaqan galay New deal oo la qabtay

Moqdisho, November 18, 2015 — Shirkaan oo looga hadlayey waxyabhii ka qabsoomay barmanijka new Deal iyo caqabaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay dhiggiisa Kuwait

Moqdisho, November 18, 2015 — Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxmaed Cabdi Xayir Maareeye…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaanadii Loo Diray Baled-Xaawo oo shaaciyay wixii ay Soo Arkeen

Moqdisho, November 18, 2015 — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Guddi Xaqiiqo raadin ah u dirtay Xadka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Maddaxweynaha Kenya oo sheegay in aysan cadaw ku ahayn Soomaaliya.

Moqdisho, November 18, 2015 — Madaxwaynaha Kenya Uhuru, oo hadal ka jeedinayay meel fagaare ah, ayaa sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaaraddi Soomaaliya ee Mareykanka oo dib loo furay –

Moqdisho, November 18, 2015 — Safiirka Soomaaliya ee dalka Mareykanka ,Axmed Ciise Cawad, ayaa xaqiijiyay in dib…

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Malaaqa Xamar iyo Xamardaye oo ka carooday in aan looga yeerin shirkii Xamar ka dhacay

https://youtu.be/VCCzTqV8E20

Posted in VIDEOS WARARKA MAANTA

VIDEO: Cabdiraxmaan Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay Garowe

https://youtu.be/SVJUw0gol7w

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha oo Dubai uga qeyb galaya Shir Ganacsiga ku saabsan

Moqdisho, November 17, 2015 — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dubai ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaflad weyn oo lagu soo dhaweynayey Amb. Maxamed Mukhtaar Beeleey iyo dardargelinta siyaasada golaha isbedel doonka qowmiyada banaadiriga oo ka dhacday Columbus, Ohio.

November 17, 2015 | COLUMBUS, OHIO – Caawa waxaa magaalada Columbus, Ohio ka dhacday kulan balaaran oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan ‘’Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey, taariikhda dalkana baal dahab ah ka galey’’

Muqdisho, 17 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka,…