Category: WARARKA MAANTA
Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida Weriye Axmed Xasan Cawke
Moqdisho, November 17, 2015 — Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane…
Guddi xaqiiq raadin ah oo Dowladda u direyso degmada Beled-Xaawo
Moqdisho, November 17, 2015 — Guddi xaqiiq raadin ah ayaa maanta u ambabixi doona degmada Beled-Xaawo ee…
Kenya oo sheegtay in aysan ciidankeeda ka saari doonin Soomaaliya
Moqdisho, November 17, 2015 — Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan marnaba ciidamadeeda kala bixidoonin Soomaaliya, xilli…
WAR DEG DEG AH: Wariye Axmed Xasan Cawke oo geeriyooday
Moqdisho, November 17, 2015 — Waxaa Magaalada Jig-jiga ee Ismaamulka Soomaalida dalka Ethiopia ku geeriyooday, Allah u…
VIDEO: Dagaal ka dhacay degaan ka tirsan degmada Dayniile
https://youtu.be/sqPeMltLfJw
Wasiirka Haweenka: Waxaa billowday Doodihii Shirka wada tashiga Baydhabo
Moqdisho, November 16, 2015 — Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Sahra Cali Samatar oo ku sugan…
Dagaal qasaare geystey oo ciidamo ka wada tirsan dowladda ku dhex maray meel ku dhow Jamacada Gahayr.
Moqdisho, November 16, 2015 — Sida wararka nagu soo gaarayya, ayaa la sheegayaa in dagaal sababay dhimasho…
Si dhaw ayan ula soconaa shirarka ka dhacaya Magaalooyinka dalka
Moqdisho, November 16, 2015 —Guddiga doorashooyinka madaxa banana ayaa sheegay in xubno ay ugu jiraan shirarka wada…
QM oo si kumeel gaar ah u joojisay qaxootiga Soomaalida ah ee kenya ka soo laabanaya
Moqdisho, November 16, 2015 —Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay iyadoo roobab ay…
Madaxweynaha oo ku baaqay in khilaaf laga ilaaliyo wixii ka soo baxa shirarka madasha wada tashiga
Moqdisho, November 16, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fariin ku saabsan wada tashiyada dalka…
Shirka Wada tashiga ee doorashada 2016 oo ka bilowday Gobollada dalka
Moqdisho, November 16, 2015 — Shirka wada tashiga ee looga arrinsanayo habka doorashada dalka ka dhici karta…
Wasiirka Amniga oo Guddi baara u bixiyay sarkaalkii lagu dilay Beledweyn
Moqdisho,November 16,2015 — Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo ah Wasiirka Amniga, ayaa sheegay in Guddi soo baara…