Category: WARARKA MAANTA
Danjiraha Soomaaliya ee South Africa oo la kulmay xubno ka tirsan jaaliyadda Johannseburg
Moqdisho, November 16, 2015 — Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Koonfur Afrika ayaa caawa shir u qabatay qaar…
VIDEO: Siyaasad cakiran, Axmed Madoobe, gudoomiyaha gobolka Nugaal iyo doorashada 2016
https://youtu.be/5aEzaylbnzU
Mshruuc lagu horumarinayo kalluumeysiga oo maanta laga hirgeliyay xeebaha Muqdisho
Moqdisho, November 15, 2015 — Mashruuc loogu talagalay kalluumeeysatada iney si fudud ugu jillaabtaan ayaa laga hirgeliyay…
Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha oo si kulul uga hadlay derbiga Kenya ay ka dhisayso xadka War-saxaafadeed
Moqdisho, November 15, 2015 — Xubnaha Guddiga Madax banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka oo maanta kulan ku…
Wasiirka Haweenka oo ku baaqday in la dhiiri geliyo gabdhaha waxbaranaya
Moqdisho, November 15, 2015 — Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay…
Maareeyaha dekadda Kismaayo oo beeniyay in dhuxul laga dhoofiyo Kismaayo
Moqdisho, November 15, 2015 — Maareeyaha dakadda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose Cabdullaahi Dubad Shiil ayaa…
Ciidanka X.D.S waxay u tababaran yihiin dhowrista Xaquuqul Insaanka
Moqdisho, November 15, 2015 —Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u…
Xildhibaan Cabdisamad oo sheegay in Xukuumada ay heshiis la galeeyso Kenya
Moqdisho, November 15, 2015 —Cabdisamad Macalin Maxamuud oo horay u soo noqday Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii…
R/wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay
Moqdisho, November 14, 2015 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi…
Baarlamaanka oo go’aamiyay in sharci laga soo saaro darbiga Kenya ay ka dhisaneyso xadka
Moqdisho, November 14, 2015 — Kulanka Baarlamaanka ee maanta waxaa shir Guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka…
Madaxweynaha oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee India
Moqdisho, November 14, 2015 — Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada…