Category: WARARKA MAANTA
Midowga Yurub oo sheegay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee ah in dagaalka Ukraine u adeegsan doono hubka Nukliyeerka.
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxa Midowga Yurub u qaabilsan siyaasadda arrimaha dibadda ayaa sheegay in Midowga Yurub…
Tirada dhimashada Xanuunka EBOLA ee gudaha Uganda oo korortay
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasaaradda caafimaadka ee Uganda ayaa sheegtay in saddex bukaan oo kale oo Ebola…
Madaxweynaha Galmudug, Wasiirka Gaashaandhiga iyo Talyaha Ciidanka oo gaaray deegaanno laga saaray Al-shabaab
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, Wasiirka Gaashaandhigga Cabduqaadir Maxamed Nuur, Taliyaha Ciidamada Xoogga…
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay inay safaarad ka furaneyso dalka Morocco
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse ayaa kulan gaar ah kula yeeshay…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay Xoghayaha Guud ee QM & Hoggaamiyaha Sudan
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud…
Tahriibayaal Soomaali ku jirto oo lagu la’yahay xeebaha Giriiga
Sabti: SEPTEMBER 24, 2022 Ugu yaraan lix muhaajiriin ah ayaa lagu la’yahay Jasiiradda Leros, Maraakiibta ilaalada xeebaha…
Guddoomiyaha G/Banaadir “Albaabkii ganacsi ee lagu xiro Amarka Al-shabaab, dib looma furi doona”
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa digniin…
Golaha Xukuumadda federaaliga ah oo ansixiyey qorshaha dabargoynta argagixisada
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Shirka golaha wasiirrada xukuumadda federaaliga ah ee maanta oo Khamiis ah ayaa waxa…
Shirka Golaha Wasiirrada Jubaland oo looga hadlay arimaha amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee…
Ciidamo isku diyaarinaya inay duulaan ku qaadaan Ceelbuur oo dhaq dhaqaaqyo ka bilaabay dhuusamareeb
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Qeybo ka mid ah Soomaaliya waxaa weli ka socda howlgal militari oo ciidamada…
Kulan dhex maray Madaxweyne Siciid Deni iyo shir-guddoonka golaha wakiilada ee Puntland, Guddoomiye Cabdirashiid Jibriil iyo labdiisa ku-xigeen.
Khamiis: dSEPTEMBER 22, 2022 Waxaa habeenkii xalay ee Arbacada Madaxtooyada Puntland ee Garoowe isugu tegay Madaxweyne Siciid…