Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee Qaramada Madoobey oo cambaareeyay hanjabaadda Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin

. Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden oo khudbad ka jeedinayay golaha loo dhanyahay ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwad lagu soo oogay Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump iyo carruurtiisa

Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump iyo saddex carruur ah oo uu dhalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Aryadyda muslimiinta ah ee Hindiya oo la barayo Heesahaa Diinta Hinduuga

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Siyaasiyiinta Kashmiir ee ay Hindiya maamusho ayaa muujiyay sida ay uga xun yihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Walaalayaal Isbitaalka Yardimeli dad badan ayaa ku waxyeeloobay, wuxuu noqday isbitaalka kawaanka dadk

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si kulul uga hadlay dhibaatada isbitaalka Yardimeli loogu…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo La Kulmay Madaxweynaha Masar

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirada Warbaahinta Carabta…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Mareykanka u fadhiya Ukraine oo sheegtay in tallaabada uu ku dhawaaqay Putin heegan ku gelinayo ciidamadiisa inay tahay ‘astaan muujineysa in uu daciifay’.

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Safiirka Mareykanka u fadhiya Ukraine ayaa sheegtay in tallaabada uu ku dhawaaqay Putin…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha….

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha xisbiga dalka Tunisia oo la sii daayay kadib markii tan iyo xaley ay su’aalo weydinayeen ciidamada la dagaallanka argagixisada

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Hoggaamiyaha xisbiga ugu weyn ee dalka Tunisia ayaa la sii daayay kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Fataahado xaaqay in ka badan 1,500 meydad ah oo ku aasnaa qabuuro ku yaalla magaalada Mariga ee dhacda bartamaha Nigeria.

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Fataahado ayaa xaaqay in ka badan 1,500 meydad ah oo ku aasnaa qabuuro…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaliya oo New York kula kulmay Boqorka Urdun

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula yeeshay xarunta Qaramada…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Taliyaha Ciidamada Lugta ” Cali dhere Maydadka shacabka ayuu falilaahi Xamdu ku dhihi jiray hada maydadkii shabaab ayaan leenahay Falilaalhil Xamdu

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Ruushka oo si xowli ah uga baxaya Dalkooda

Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Tikidhada diyaaradeed ee ka baxa Ruushka ayaa si xawli ah loo iibinayay tan…