Category: WARARKA MAANTA
Taliska ciidamada Puntland Security Foce oo faahfaahin ka bixiyey howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Taliska ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland Security Foce ee magacooda loo…
Taliska AFRICOM oo sheegay in ay ciidamada Soomaaliya ka taageereen dhanka cirka
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 War saxaafadeed ka soo baxay ciidamada taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in codsi…
Fannaanka Ismaaciil Aarka oo si xiiso leh uga hadlay farqiga u dhaxeeya magaciisa iyo muuqiisa
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ismaaciil Aarka, oo ka mid ah fannaaniinta da’da yar ee Soomaalida, ayaa wareysi ay…
Howlgal uu horkacayey Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale). Oo xal.ay ka dhacay Degmada kaaraa,
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Booliska ayaa howlgal ka sameeyey qaybo…
Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray dalka Itoobiya
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya…
Wariiska kalluumaysiga XFS oo qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Ahmed Xasan…
Hoggaamigaha Mucaaradka Gabon oo xabsi guri laga dhigay
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Hogaamiyaha mucaaradka Gabon, Guy Nzouba-Ndama, ayaa xabsi guri ah muddo shan maalmood ka dib…
In ka badan 1,300 oo qof oo lagu xidhay Ruushka, ka dib mudaharaado ka dhacay dalkaas
khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 In ka badan 1,300 oo qof ayaa xabsiga la dhigay, ka dib mudaharaado ka…
Dowladda UK oo Soomaaliya ugu deeqday dhaqaale wax looga qaban doono Abaaraha
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday dhaqaale wax looga qabanayo Abaaraha ba’an ee ka jirta…
Ciidanka Booliiska oo soo bandhigay waxyaabaha Maanka dooriya
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidanka Boliiska ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay waxyaabaha Maanka-dooriya oo si sharci dara…
Maalinta nabadda adduunka oo Muqdisho laga xusey (peace day)
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Meelo kamid ah magaalada Muqdisho waxaa lagu arkaayey calanka jmahuuriyadda oo la surey sida…
Ciidamada Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku dilay 27 ka tirsan Al-shabaab
Khamiis:SEPTEMBER 22, 2022 Ciidamada Mareykanka ayaa 18-kii September ku dilay 27 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab weerar…