Category: WARARKA MAANTA
In ka badan 200 oo askari oo tababar uga dhimatay Suudaanta Koonfureed
Arbaco: AUGUST 31, 2022 In ka badan 200 oo askari ayaa ku dhintay intii uu socday tababar…
Laacibka kooxda Barcelona oo markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii lagula kacay subaxnimadii Isniinta
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Laacibka kooxda Barcelona iyo xulka Gabon, Pierre-Emerick Aubameyang, ayaa markii ugu horreysay faahfaahiyay…
War deg deg ah: Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliyaashiisa arrimaha Shidaalka iyo Maalgashiga
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay Ergey cusub, kaas oo Soomaaliya…
Wasiirka Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo la kulmay Saraakiil ka socota Howgalka ATMIS iyo M.Yurub
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Saraakiil…
Wasiirka Caafimaadka Oo Qaabilay Madaxda Midowga Bangiyada
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji…
Gabar quruxda Ingiriiska u tartamaysa iyadoon wajigeeda naash naashin shirkeeda
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Durbaba marka aad maqasho magaca tartanka quruxda, waxa maskaxdaada kusoo dhacaya, ayaa waxey…
Dowladda dalka Itoobiya oo ku eedeysay ciidamada Tigreega inay balaariyeen dagaalka dib uga soo cusboonaaday jihooyin kala duwan
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dowladda dalka Itoobiya, ayaa ku eedeysay ciidamada Tigreega inay balaariyeen dagaalka dib uga…
Bakistan oo ku gacan seyrtay eedeynta ay soo jeedisay Taliban oo ah diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka iney isticmaaleen hawada dalka Bakistan
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Bakistan ayaa diiday war murtiyeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda…
Madaxwayne Donald Trump oo lagu tuhmay inuu qariyey oo uu ka saaray dukumentiyo intii lagu jiray baaritaan ay hey’adda FBI-da
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Madaxwaynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump, ayaa lagu tuhmay inuu qariyey oo uu…
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sudan oo u yeertay safiirka Itoobiya u fadhiya dalkeeda Yibeltal Aemeru
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Sudan, ayaa u yeertay safiirka Itoobiya u fadhiya…
Ilaa iyo 25,000 oo caruur ah oo lagu la yahay qaarada Afrika, sida ay ku dhawaaqday guddiga caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ilaa iyo 25,000 oo caruur ah, ayaa lagu qiyaasayaa in lagu dhex la…
Hormuud Salaam Foundation, oo Matoor Dabka dhaliya ugu deeqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir .
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Hay’ada Hormuud Salaam Foundatio ayaa matoor dab dhaliye ah oo weyn ugu deeqdey…