Category: WARARKA MAANTA
Itoobiya oo duqeymo cusub oo dhanka cirka ah ka fulisay caasimadda Tigray
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Magaalada caasimadda u ah gobolka Tigreega ee waqooyiga dalka Itoobiya ee Mekell waxaa…
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku xiran dalka Niger oo la hadlay Saxaafada
Talaado:AUGUST 30, 2022 Dhallinyaro ku xiran xabsi ku yaalla dalka Niger oo la soo xiriiray idaacadda VOA…
Wasiirka Caafimaadka XFS Oo Kulan La Qaatay Danjiraha Uk Ee Soomaaliya
Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Digreeto Ku Soo Celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan Ee Sareeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed
Talaado:AUGUST 30, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo…
Hogaamiayaha mayalka adag Moqtada Al-Sadr oo baaq u diray taageerayaashiisa una sheegay in ay ka baxaan xarumaha Dowlada
Talaado:AUGUST 30, 2022 Hoggaamiyaha Shiicada ah ee dalka Ciraaq Moqtada Al-Sadr ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay ka…
Dacwada natiijada doorashada Kenya oo bilaabatay Waxaa hoggaaminaya dhagaysigaas guddoomiyaha maxkamadda sare ee Kenya Martha Koome.
Talaado:AUGUST 30, 2022 Natiijooyinka Doorashada Kenya 2022: Dacwadda ka dhanka ah natiijada doorashada Kenya ayaa bilaabatay dhageysiga…
War Deg Deg ah: Maamul goboleedyada Soomaaliya oo xiriirka u jaray Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka
Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasaaradaha Maaliyadaha ee shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah dowladda federaalka ah ee…
Ciidamada ammaanka Ciraaq, iyo taageerayaasha wadaadka Shiicada ah ee Muqtada Al-Sadr oo wali dagaal ku dhex marayo Madaxtooyada Dalkaas
Talaado:AUGUST 30, 2022 Ugu yaraan labaatan qof, ayaa ku dhintay boqollaal kalana way ku dhaawacmeen, iska horimaad…
Gudniinka ragga oo aaney ku badneyn Wadamada Yurub
Talaado:AUGUST 30, 2022 Qaaradaha Afrika iyo Ameerika, iyo sidoo kale dalalka ku dhaqma caqiidada Islaamka, ayaa gudniinka…
Midowga Yurub oo diyaarinaya xarun tababaro ciidamada Cusub ee loo tababarayo Dalka Ukraine
Talaado:AUGUST 30, 2022 Wasiiro sare oo ka tirsan Midowga Yurub, ayaa ku shiraya Jamhuuriyadda Czech-ga, iyadoo wasiirada…
Maamulayaasha dalka Ghana oo baaraya kadib markii nin uu si xun illaa uu dhintay uu u wax yeeleeyey Libaax
Talaado:AUGUST 30, 2022 Maamulayaasha dalka Ghana, ayaa baaraya kadib markii nin uu si xun illaa uu dhintay…
Dowladda Sacuudiga oo Soomaaliya ugu deeqday Malaayiin Dollar
Talaado:AUGUST 30, 2022 Dowladda Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ugu deeqday 13 Milyan oo Dollar,…