Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Salah Jama, oo la kulmay Danjiraha Dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya Larry Andre

\Arbaco: AUGUST 31, 2022  Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Daacish oo Xiry Qaybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ayada oo ka rabto Lacago Baad ah oo Ugu Yeeraan Zakawaat

\Arbaco: AUGUST 31, 2022  Ururka Daacish, ayaa saakay xiray qaybo ka mid ah suuqa weyn ee Bakaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo kooxda Al-Shabaab oo ka socda gabeedka magaalada Beledweyne

Arbaco: AUGUST 31, 2022  Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan dagaal u dhexeeyo maleeshiyaadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida.

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga oo loo ogolaaday in dib looggu tiriyo codadkii la dhiibtay qaarkood

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dhageysiga dacwadda la gudbiyey ee doorashada Madaxweynaha ee Kenya, taasoo ka dhan ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabbad-joojin laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Galmudug Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq

Arbaco: AUGUST 31, 2022 27-kii bishaan ayaa deegaano hoostaga Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq waxaa ka dhacay dagaal…

Posted in WARARKA MAANTA

koox hubeysan oo degmada Wadajir ku dilay Cabdi Ibraahim Ciid oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Baanbeyda Soomaaliyeed

. Arbaco: AUGUST 31, 2022 Allaha u naxariistee, koox hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii ugu dambeeyay Midowga Soviet Mikhail Gorbachev oo geeriyooday

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Mikhail Gorbachev, oo soo afjaray dagaalkii qaboobaa ee aan dhiig ku daadan, balse…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo shaacisay inuu furmayo shir lagu hadlayo khilaafka D/Federaalka iyo D/Goboleedyada

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal oo ka hadlay go’aanka ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir oo 97 jir ah oo la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka Covid-19

Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad oo 97 jir ah ayaa la…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah santuuqyadii codbixinta iyo isniinta oo lagu dhawaaqi doono.

  Arbaco: AUGUST 31, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii…