Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Daa’uud Aweys” Marna ma aqbali doono gardarada qaawan ee Dowladda Itoobiya u bareertay,”

Muqdisho —Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys ayaa khadka fogaan aragga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay tahay sababta dhallinyarada iska dhiibtay Canada ay uga baqayaan in la masaafuriyo?

CANADA – Dalka Canada wuxuu kamid yahay dalalka ugu badan ee dib u dejinta u sameeya dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo beenisay in markab shidaal u siday Berbera ay weerareen Xuutiyiinta

HARGEYSA — Maareeyaha Guud ee Kaydka Haamaha Shidaalka Somaliland ee Berbera Axmed Ibraahim Cabdi ayaa beeniyey warar…

Posted in WARARKA MAANTA

Kacdoon xooggan ayaa ka socda gobolka Amxaaradda iyo ra’iisul wasaare ku-xigeenkii Itoobiya oo is casilay

ADDIS ABABA — Kacdoon xooggan oo looga soo horjeedo xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ka socda…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Ahmed oo ka hadlay midnimada Soomaaliya

ADDIS-ABABA — Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay Khamiistii shalay in dalkiisa aanu dagaal marnaba la gali…

Posted in WARARKA MAANTA

Faaqidaadda: Doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doodda ka taagan wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

R/Wasaare Ku-Xigeenka Ethiopia Demeke Mekonnen oo is casilay.

ADDIS ABABA — R/Wasaare Ku-Xigeenka Dalka Ethiopia Demeke Mekonnen oo sidoo kale ahaa Wasiirkii Arrimaha Dibedda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhul-gariir xalay laga dareemay Xeebaha Jabuuti

JABUUTI — Waxaa xalay dalka Jabuuti laga dareemay dhul-gariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.4 cabirka dhulgariirrada. Xarumaha la socodka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubbada Hoose

KISMAAYO — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda maamul gobaleedyada iyo dooda dhameystirka Dastuurka

GAROOWE — Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka oo ka hadkay dhameystirka Dastuurka KMG ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaali waxa aan rabaa in aan u sheego Dastuurka wakhti uma dhinna.”

GAROOWE — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khubad ka jeediyay munaasabadda caleemo saarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Caleemo saarka Deni ma noqon doonaa madal lagu xalliyo khilaafka Federaalka iyo Puntland

GAROOWE — Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay marti-qaad u fidiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…