Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay Canada u yareynaysaa tirada ardayda ajnabiga ah ee imaanaya dalkaas

OTTAWA — Canada ayaa sheegtay inay xaddidayso tirada ardayda ajnabiga ah ee dalka soo galaya labada sano…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gaaray Garoowe

GAROOWE — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamanka Turkey oo ansixiyey in Sweden ay ku biirto NATO

ANKARA — Baarlamanka Turkey ayaa ugu danbeyntii ansixiyey in ay Sweden ku biirto gaashaan-buurta NATO kaddib labaatan bilood…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shirguddoomiyey kulanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka

Muqdisho — Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiye Axmed oo Xasuuqay in ka badan 11,000 oo shacabka Amxaarada ah

Muqdisho — Dowladda Itoobiya ayaa xasuuqday In ka badan 11,000 oo rayid ah oo ka tirsanaa Shacabka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska oo ka warbixiyey Qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho — War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in galabta markii saacaddu ahayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoysas ku jira xero lagu barakacay oo isku tashi ku iibsaday gaari ambalaas ah

MUQDISHO – Lix boqol toddobaatan iyo siddeed qoys oo ku nool xerada Da’ iyo danyar oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka oo Meelmariyay Habraaca Wax ka badalka Dastuurka dalka

MUQDISHO – Xildhibaannada labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhow meel mariyey Habraaca Wax ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheikh Zayid ee magaalada Muqdisho

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wakiilada Somaliland oo ka jawaabay tallaabadii madaxweynaha

HARGEYSA — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shalay dib ugu celiyey golaha Guurtida Somaliland xeerarkii isku sidkayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso

BOOSAASO — Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka cadaaladda oo guddoomiyey kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca cadaaladda iyo Asluubta

Muqdisho – Wasiirka wasaaradda caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS ayaa shir guddoomiyay kulanka ansixinta qorshe-sannadeedka mashruuca…