Category: WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magaalada Qaahira kula kulmay Imaamka Al-Azhar ee Sheekh Axmed El-Tayeb
Qaahira — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee…
Intee la eg tahay awoodda Soomaaliya ee maamulka hawadeeda?
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan hawadeeda ka celisay ilaa labo diyaaradood oo ay sheegtay in aysan…
Redwan Hussain “Itoobiya ma noolaan karto haddii aysan helin marin biyoodkan”.
Addis Ababa – Dowladda Itoobiya oo war cusub kasoo saartay heshiiska badda ee ay la gashay Somaliland…
IGAD oo ku howlan qaboojinta xiisadda ka dhex aloosan Soomaaliya iyo Ethiopia
KAMPALA – Urur Goboleedka IGAD ayaa dadaal ugu jira sidii xal loogu heli lahaa colaadda Suudaan. Shirkii…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XFS: Somaliland waxay ka mid tahay Soomaliya mana geli karto heshiis Caalami ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac oo wareysi siiyey Idaacadda iyo…
Madaxweyne Xasan”Cawaaqib xumada ka dhalan karta heshiiska is-afgaradka ah waxa ay fursad siinaysa argagixisada”
KAMPALA – Madaxweynaha Jamhuuriydda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey shirka ay yeesheen …
Somalia rejects mediation with Ethiopia gov’t over Somaliland port deal
The Ethiopia-Somalia feud continues with Mogadishu claiming its territorial integrity has been violated by the deal. Somalia…
Soomaaliya oo diiday dhex-dhexaadin illaa Itoobiya ay ka laabato is-afgaradka
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa…
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho – Urur Goboleedka IGAD oo Shir Madaxeedkii 42-aad ku qabtey magaalada Kampala ayaa si adag u…
Shirka dalalka dhex-dhexaadka ah oo ka dhacay Kampala
KAMPALA — Waxaa magaalada Kampala shalay ka dhacay kulan ay lahaayeen isbaheysiga wadamada ay siyaasadoodu dhex-dhexaadka tahay oo…
Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka IGAD kasoo xambaarsan qodobo muhiim ah
KAMPALA – Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda…
Golaha wasiirrada JFS oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii…