Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho

MUQDISHO — Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

KAMPALA — Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta ka dooday damaca Itoobiya ee Badda Cas

Muqdisho – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kampala oo maanta martigalisay shirka IGAD xilli dowladda Itoobiya ay awoodiwaysay ka qeyb galka shirka

Kampala – Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa maanta ka furmay Shirka Urur goboleedka IGAD oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradii 2aad ee u socotay Hargeysa oo ay Celisay Dowladda Soomaaliya

MUQDISHO — Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad ku burburtay garoonka Ceel-Barde

CEEL-BARDE — Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena wuu ku dhaawacmay diyaarad mucaawino siday oo ku burburtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Uganda

KAMPALA – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray…

Posted in WARARKA MAANTA

11-Eedeysane oo loo qabtay weerarkii lagu qaaday xulka Koofur Galbeed

Muqdisho – Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa sheegay in 1-eedeysane loo qabtay weerarkii 12-dii bishan lagu qaaday xulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ka walaacsan xaalada Cabdirashiid Janan

Muqdisho  – Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo nolol iyo geeri lagu waayay xilli uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay hawada ka celisay diyaarad ku socotay Hargeysa

MUQDISHO — Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa sheegtay inay maanta hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian…

Posted in WARARKA MAANTA

Fatahaada Wabiga Shabeele oo adkeysay nolosha shacabka ku nool deegaanka

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaado hor leh ka geystay gobolka Shabeellaha hoose, waxyar uun kadib markii gobolka uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Washington oo aan ku qanacsaneyn heshiiska badda ee Somaliland iyo Itoobiya

Washington – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ururada iyo wadamada ay bah wadaagta yihiin kala shaqeyneyso…