Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Garsoore Soomaaliyeed oo caawa dhex-dhexaadin doona Koobka Qaramada Qaaradda Afrika

Abidjan – Garsoore Soomaaliyeed ayaa caawa markii ugu horraysay dhex-dhexaadin doona ciyaar ka tirsan Koobka Qaramada Qaaradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Hormuud oo NISA ku eedeysay inay soo weerartay, iyo NISA oo u jawaabtay

MUQDISHO —  Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku eedeysay ciidamada Hay’adda Nabadsugidda Qaranka ee NISA inay Axaddii shalay…

Posted in WARARKA MAANTA

NISA oo warsaxaafadeed ka soo saartay war dhawaan ka soo baxay shirkadda Hormuud

Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay war dhawaan ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jaamacadda Carabta oo Arbacada Kashiraya Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Ururka Jaamacadda Carabta, ayaa Axaddii shalay ahayd ku dhawaaqay inay shir degdeg ah oo heer wasiir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Hanaanka Casriga ee Diiwaangalinta Xogta Talaalka Soomaaliya oo Muqdisho laga daah-furay

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa daahfurey Munaasabadda Hanaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wareysi: Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntland

GAROOWE — Guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Puntlanad Cabdrisaaq Axmed Siciid ayaa waraysigii ugu horeeyey ee ay la yeelatay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal wasaare Xamsa oo shacabka Somaliland ugu baaqay in ay u istaagaan difaaca dalka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa si qoto dheer kaga…

Posted in WARARKA MAANTA

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub oo kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub

Muqdisho – Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Yurub ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu safarka madaxweynaha ee Dhuusomareeb ka bedeli karaa dagaalka Al-Shabaab

DHUUSOMAREEB — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug,…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Return of piracy on Somalia waters to push up costs

The International Chamber of Commerce’s International Maritime Bureau (IMB) is advising shippers to remain vigilant as they…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo Qirtay Caadadis Dowli ah oo Kasaaran Heshiiskii Badda ee ay la gashay Somaliland

ADDIS ABABA – Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in xukumadda Addis Ababa ay lakulmayso culaysyo ugu imaanayo dawladaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay maalgashato ka socday dalka Qatar

MUQDISHO — Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo…