Category: WARARKA MAANTA
Warbixinta Toddobaadlaha ee JFS ay ka soo saartay dhacdooyinkii dhacay toddobaadkan
Muqdisho – Dowladda Soomaaliya ayaa soo saarta warbixin toddobaadle ah oo ay uga hadasho dhacdooyinkii dhacay muddada…
Madaxweyne Geelle oo ku baaqay shir looga hadlo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya
DJibouti — Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ah Guddoomiyaha xilligan ee Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay…
Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan” Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia “
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay…
Ilaalo ka tirsan QM oo lagu dilay weerar hoobiye oo ka dhacay Muqdisho
MUQDISHO — Xafiiska Qaramada Midoobe ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerar hoobiye oo lagu soo qaaday…
Cabsida Mareykanka ee ah in dagaalka Gaza uu ku fido Bariga Dhexe
LONDON — Barnaamijka Amuuraha Islaamka ee toddobaadkan waxaan kusoo qaadaneynaa dadaallada uu Mareykanku ku doonayo in looga hortago…
Dowladda Shiinaha oo taageertay DFS kana hortimid damaca Itoobiya ee Badda Cas
Muqdisho – Dowladda Shiinaha oo markii ugu horreysay ka hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, ayaa…
Xisbiyada Itoobiya oo taageeray is-afgaradka lala galay Somaliland
ADDIS-ABABA — Ethiopia ayaa mar kale ku celisay inay taageersan yihiin heshiiskii is-afgaradka dhinaca badda ee ay la…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo xaaladda gobolka kala hadlay Ergeyga midowga Yurub
Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyadda Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee…
Abshir Bukhaari: Itoobiya maaha walaalaheen waa codow soo jireen ah
Muqdisho – Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) oo maanta ka qayb-galay dibadbaxii…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xogheyaha Guud ee QM Kala Hadlay Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya
Mogadishu – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane…
Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland oo maanta la wareegay xafiiskiisa
Garoowe – Madaxwaynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Madaxwayne ku…
Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo saartay xeer lagu dhiirigalinayo dhammaan Shaqaalaha
Mogadishu – Warqoraal ah oo ka soo baxay xafiiska re’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu yirii xukuumada federaalka…